{"id":4007,"date":"2025-05-10T11:25:53","date_gmt":"2025-05-10T11:25:53","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4007"},"modified":"2025-05-10T11:25:53","modified_gmt":"2025-05-10T11:25:53","slug":"roob-khasaare-xoogan-geystay-oo-xalay-ka-daay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4007","title":{"rendered":"Roob Khasaare Xoogan geystay oo xalay ka da\u2019ay Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 10, May 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Roob xooggan oo dhaliyay khasaarooyin kala duwan ayaa xalay ka da\u2019ay magaalada Muqdisho, waxa uuna roobka ahaa mid si xooggan ku socday oo biyo badan dhigay waddooyinka caasimadda.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyay haweeney iyo gabar yar oo ay habayar u tahay ayaa ku geeriyooday roobkii xalay ka da\u2019ay Muqdisho, kaddib markii uu kusoo dumay guri ay qoyskaasi degnaayeen oo kuyaalla degmada Xamar Jajab.<\/p>\n<p>Roobkii xalay ka da\u2019ay Muqdisho ayaa laga cabsi qabaa in ay ka dhashaan Khasaarooyin kale oo badan, waxa ayna biyaha roobka qaadeen gaadiid, mootooyin, halka ay burburiyeen guryo badan oo kuyaalla magaalada.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Garoonka diyaaradaha Muqdisho, ayaa sidoo kale galeen biyo badan, waxa uuna saameyn xooggan ku yeeshay xujey badan oo xalay xilligii roobka socday ka baxayay garoonka diyaaradaha.<\/p>\n<p>Waddooyinka caasimadda Muqdisho, ayaa badankood waxaa fadhiya biyo badan, waxaa sidoo kale burburay qaar kamid ah laamiyadii la dhisay, waxa uuna roobka saameyn xooggan ku yeeshay isku socodka dadka iyo gaadiidka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 10, May 2025 {CBB}\u00a0Roob xooggan oo dhaliyay khasaarooyin kala duwan ayaa xalay ka da\u2019ay magaalada Muqdisho, waxa uuna roobka ahaa mid si xooggan ku socday oo biyo badan dhigay waddooyinka caasimadda. Inta la xaqiijiyay haweeney iyo gabar yar oo ay habayar u tahay ayaa ku geeriyooday roobkii xalay ka da\u2019ay Muqdisho, kaddib markii uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4008,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4007","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4007","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4007"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4007\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4010,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4007\/revisions\/4010"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4008"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4007"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4007"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4007"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}