{"id":4075,"date":"2025-05-17T07:23:43","date_gmt":"2025-05-17T07:23:43","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4075"},"modified":"2025-05-17T07:23:43","modified_gmt":"2025-05-17T07:23:43","slug":"kulankii-maanta-ee-golaha-shacabka-oo-baaqday-sababta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4075","title":{"rendered":"Kulankii maanta ee Golaha Shacabka oo baaqday +Sababta"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 17, May 20225 {CBB}<\/strong>\u00a0Kulankii maanta ee Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, xilli la filayay in ay ka doodaan Ajendayaal hore ugu soo gudbisay Hay\u2019adda Fulinta.<\/p>\n<p>Xogheynta Baarlamaanka ayaa farriin la wadaagay Xildhibaannada Golaha Shacabka, iyaga oo sheegay in maanta oo sabti ah baaqday kulankii caadiga ahaa.<\/p>\n<p>Kulamadii u dambeeyay ee Golaha Shacabka ayaa u baaqday kooram la\u2019aan iyo buuq ay sameynayaan qaar kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Fadhiyada Golaha Shacabka ayaa sida caadiga ah qabsooma maalmaha Sabtida, Isniinta iyo Arbacada. Xildhibaannada ayaa kalfadhigaan lixaad waxaa horyaalla qoddobo muhiim ah sida dhammeystirka Dastuurka iyo sharciyo kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 17, May 20225 {CBB}\u00a0Kulankii maanta ee Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, xilli la filayay in ay ka doodaan Ajendayaal hore ugu soo gudbisay Hay\u2019adda Fulinta. Xogheynta Baarlamaanka ayaa farriin la wadaagay Xildhibaannada Golaha Shacabka, iyaga oo sheegay in maanta oo sabti ah baaqday kulankii caadiga ahaa. Kulamadii u dambeeyay ee Golaha Shacabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4076,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4075","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4075","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4075"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4075\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4077,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4075\/revisions\/4077"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4076"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4075"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4075"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4075"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}