{"id":4078,"date":"2025-05-17T07:25:49","date_gmt":"2025-05-17T07:25:49","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4078"},"modified":"2025-05-17T07:25:49","modified_gmt":"2025-05-17T07:25:49","slug":"tababar-ku-saabsan-ka-hortaga-xad-gudubyada-oo-baydhabo-lagu-soo-gabagabeeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4078","title":{"rendered":"Tababar ku saabsan ka hortaga Xad gudubyada Oo Baydhabo Lagu soo gabagabeeyey"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 17, May 20225 {CBB}<\/strong>Tababarkaan oo socdey mudo Sedax maalin ah ayaa waxaa lagu baranaayey ilaalinta Xuquuqda ka hortaga xadgudubyada iyo wadashaqeynta bulshada iyo police-ka waxaana loo qabtey 33 qof oo ka kala yimid Police-ka koonfur galbeed iyo Ururada Bulshada Baydhabo<\/p>\n<p>Tababarka waxaa xiritaankiisa ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya , Saraakiisha ciidanka Police-ka iyo wakiilo ka socdey UN-Women iyo UNTIMIS oo Tababarka qabtey<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 17, May 20225 {CBB}Tababarkaan oo socdey mudo Sedax maalin ah ayaa waxaa lagu baranaayey ilaalinta Xuquuqda ka hortaga xadgudubyada iyo wadashaqeynta bulshada iyo police-ka waxaana loo qabtey 33 qof oo ka kala yimid Police-ka koonfur galbeed iyo Ururada Bulshada Baydhabo Tababarka waxaa xiritaankiisa ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya , Saraakiisha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4079,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4078","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4078","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4078"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4078\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4080,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4078\/revisions\/4080"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4079"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4078"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4078"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4078"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}