{"id":4111,"date":"2025-05-19T08:35:36","date_gmt":"2025-05-19T08:35:36","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4111"},"modified":"2025-05-20T08:38:11","modified_gmt":"2025-05-20T08:38:11","slug":"abdiraxmaan-abdishakuur-oo-garab-istaag-u-miijiyay-macawiisleeyda-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4111","title":{"rendered":"Abdiraxmaan Abdishakuur oo Garab istaag u Miijiyay Macawiisleeyda Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 19, May 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta ka hadlay dagaal culus oo maalmahii lasoo dhaafay ka socday xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, kaasoo u dhexeeya macwiisleyda beesha Xawaadle iyo Al-shabaab.<\/p>\n<p>Dagaalkaan oo geystay khasaare xoogan, islamarkaana lagu jabiyay kooxda Shabaab ayuu Xildhibaanka ugu baaqay madaxda dowladda iney gurmad ciidan saad iyo hub la garab istaagto dadka deegaanka si loo wiiqo awooda kooxda Al-shabaab.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Xildhibaan Cabdiraxmaam Cabdishakuur ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay Shacabka Soomaaliyeed inay indhaha ku hayaan sida ay madaxda dowladdu masuuliyad isaga saaraan gurmadka iyo garab istaagga dagaalka ay beesha Xawaadle kula jirto kooxda Al-shabaab.<\/p>\n<p>\u201cWaa dagaal jiritaan, argagexisadu waxay doonayaan in ay jebiyaan adkaysiga iyo ruuxda dagaal ee beesha, iyagoo kaga aargudanaya in horay uu\u00a0 jebiyeen haybadda iyo burjiga dagaal ee argagexisada. Dowladdu waa in ay gurmad ciidan, oo degdeg ah, saad iyo saanad la garab istaagtaa dagaalka\u201d ayuu yiri Xildhibaam Cabdiraxmaan Cabdishakuur.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdiraxmaan ayaa sidoo kale bogaadiyay guulaha Macawiisleeyda ay ka gaareen dagaalka Al-shabaab kula jiraan iyo isku tashiga deegaanka ah oo ay muujiyeen, wuxuuna ku baaqay in beelaha kale ee dariska ah ku biraan dagaalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ugu baaqayaa degaananda iyo beelaha deriska la ah in ay walaalahood u gurmadaan, difaaca dalka iyo degaanka waajib ayaa idinka saaran, ha suginana inta cadawgu guryihiina idinku imaanayo\u201d ayuu yiri Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur.<\/p>\n<p>Hadalkaan kasoo yeeray Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kusoo aadaya, iyadoo mudo ku dhaw 72 saacadood dagaalo qaraar ku dhexmarayaan xadka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe Macawiisleeyda Beesha Xawaadle iyo kooxda Al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 19, May 2025 {CBB}\u00a0Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta ka hadlay dagaal culus oo maalmahii lasoo dhaafay ka socday xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, kaasoo u dhexeeya macwiisleyda beesha Xawaadle iyo Al-shabaab. Dagaalkaan oo geystay khasaare xoogan, islamarkaana lagu jabiyay kooxda Shabaab ayuu Xildhibaanka ugu baaqay madaxda dowladda iney gurmad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4112,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4111","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4111","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4111"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4111\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4113,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4111\/revisions\/4113"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4112"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4111"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4111"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4111"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}