{"id":414,"date":"2024-07-08T08:23:08","date_gmt":"2024-07-08T08:23:08","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=414"},"modified":"2024-07-08T08:23:48","modified_gmt":"2024-07-08T08:23:48","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-kulan-la-qaatay-madaxa-dhadhaqaaqa-al-xikma-ee-dalka-iraaq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=414","title":{"rendered":"Raiisul wasaare Xamse oo Kulan la qaatay Madaxa Dhadhaqaaqa Al-Xikma ee dalka Iraaq."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 8 July 2024 {CBB}<\/strong>\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Bagdaad kula kulmay Madaxa Dhadhaqaaqa Al-Xikma ee dalka Ciraaq, Sheekh Cammaar Al-Xakiim.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Hoggaamiye Al-cammaar ayaa ka wada hadlay xiriirka taariilkhiga ah ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Ciraaq, iyadoo mudnaanta la siinayo iskaashiga heer Carbeed ee arrimaha masiiriga ah.<\/p>\n<p>Sheekh Cammaar Al-Xakiim ayaa Ra\u2019iisul Wasaaraha uga warbixiyey dhaqdhaqaaqa Al-Xikma ee hormuudka u yahay, kaas oo door wanaagsan ka qaata siyaasadda dalka Ciraaq, isaga oo muujiyey sida uu ugu faraxsan yahay in dib loo cusboonaysiiyo xiriirka labada dal.<\/p>\n<p>Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo safar ku jooga dalka Ciraaq ayaa horey ula kulmay madaxda ugu sarrreysa dalkaasi, kuwaa uu kala hadlay xoojinta xirirka ka dhaxeeya labada dal iyo arrimo kale oo labada dal muhiim u ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 8 July 2024 {CBB}\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Bagdaad kula kulmay Madaxa Dhadhaqaaqa Al-Xikma ee dalka Ciraaq, Sheekh Cammaar Al-Xakiim. Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Hoggaamiye Al-cammaar ayaa ka wada hadlay xiriirka taariilkhiga ah ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Ciraaq, iyadoo mudnaanta la siinayo iskaashiga heer Carbeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":415,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-414","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/414","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=414"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/414\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/414\/revisions\/416"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/415"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=414"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=414"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=414"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}