{"id":4177,"date":"2025-05-22T09:19:55","date_gmt":"2025-05-22T09:19:55","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4177"},"modified":"2025-05-22T09:19:55","modified_gmt":"2025-05-22T09:19:55","slug":"agaasimaha-nisa-oo-kulanta-la-qaatay-odoyaasha-dhaqanka-ee-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4177","title":{"rendered":"Agaasimaha Nisa oo kulanta la qaatay Odoyaasha dhaqanka ee Gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis, 22, May 2025 {CBB}<\/strong>Agaasimaha Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa caawa degmada Moqokori kulan looga tashaday dardar gelinta dagaalka Khawaarijta kula yeeshay odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan, gaar ahaan deegaanada ay hadda howlgalladu ka socdaan.<\/p>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Odayaasha ayaa Agaasimaha Hay\u2019adda NISA uga mahadceliyey doorkiisa abaabulka iyo garab istaagga Ciidamada deegaanka ee dagaalka adag la galay Khawaarijta, kana difaacday deegaankooda.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Odayaasha ayaa si gaar ah uga mahadceliyey daryeelka dhaawacyada, duqeymaha loo geysto Khawaarijta iyo garab istaagga ciidan ee dowladda ay ka helaan.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Agaasime Sanbaloolshe ayaa odayaasha dhaqanka ee caawa uu la kulmay uga mahadceliyay sida ay door muuqda uga qaateen howlgallada dalka looga ciribtirayo Khawaarijta ee ka socda gobolka Hiiraan, isagoo ka ballan-qaaday in dowladda federaalka ay ka heli doonaan garab istaag dhan kasta leh.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis, 22, May 2025 {CBB}Agaasimaha Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa caawa degmada Moqokori kulan looga tashaday dardar gelinta dagaalka Khawaarijta kula yeeshay odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan, gaar ahaan deegaanada ay hadda howlgalladu ka socdaan. Odayaasha ayaa Agaasimaha Hay\u2019adda NISA uga mahadceliyey doorkiisa abaabulka iyo garab istaagga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4178,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4177","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4177","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4177"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4177\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4179,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4177\/revisions\/4179"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4178"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4177"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4177"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4177"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}