{"id":4221,"date":"2025-05-24T06:32:27","date_gmt":"2025-05-24T06:32:27","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4221"},"modified":"2025-05-25T09:45:57","modified_gmt":"2025-05-25T09:45:57","slug":"baarlamaanka-soomaliya-oo-mushaarkooda-qeyb-ugu-deeqay-macawiisleeyda-iyo-cxds","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4221","title":{"rendered":"Baarlamaanka Soomaliya oo Mushaarkooda Qeyb ugu Deeqay Macawiisleeyda iyo CXDS."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 24, May 2025 {CBB} <\/strong>\u00a0Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS ayaa isku raacay in ay qeyb ka mid ah mushaarkooda ku taageeraan Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ee dagaalka adag kula jira AS iyo D~C.<\/p>\n<p>Kadib dood ay mudanayaashu ka yeesheen arrintan , Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa sheegay in guddi loo saarayo soo jeedinta qaar ka mid ah xildhibaannada ee taageerada Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka.<\/p>\n<p>Arintaan ayaa kusoo aadeeyso xili uu dagaal culus maalmihii u danbeeyay aay ka socdeen Maamul goboleedka Hirshabeele, dagaaladaas ayaan doorka ugu mihiimsan waxa ku lahaa ciidamada loo yaqaano macawiisleeyd.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\">Baarlamaanka ayaana arintaan ku tilmaamay dhiiragalin aay usameeynayaan macawiisleeyda iyo Ciidanka Dowladda ee dagaalka adag kula jiro kooxda AS.<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 24, May 2025 {CBB} \u00a0Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS ayaa isku raacay in ay qeyb ka mid ah mushaarkooda ku taageeraan Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ee dagaalka adag kula jira AS iyo D~C. Kadib dood ay mudanayaashu ka yeesheen arrintan , Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa sheegay in guddi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4222,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4221","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4221","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4221"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4221\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4224,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4221\/revisions\/4224"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4222"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4221"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4221"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4221"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}