{"id":4363,"date":"2025-05-28T13:51:42","date_gmt":"2025-05-28T13:51:42","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4363"},"modified":"2025-05-28T13:51:42","modified_gmt":"2025-05-28T13:51:42","slug":"maxkamadda-ciidamada-qalabka-sida-oo-dil-toogasho-ah-ku-xukuntay-askari-ka-tirsan-xoogga-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4363","title":{"rendered":"Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Dil Toogasho ah ku Xukuntay Askari ka tirsan Xoogga Dalka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco, 28 May 2025 {CBB}<\/strong>Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku riday Dable Xoogga Cabdiqaadir Xaaji Yuusuf, kadib markii lagu helay dambiga dilka Ex-Dable Xoogga Ismaaciil Xasan Ibraahim Macawiisleey, oo saaxiibkiis ahaa kuna wada tirsanaayeen Ururka 222-aad, Guutada 22-aad ee Boliiska Milatari.<\/p>\n<p data-start=\"534\" data-end=\"740\">Qoraal rasmi ah oo kasoo baxay Maxkamadda ayaa lagu xusay in dilka uu ka dhashay muran ku saabsan xabad sigaar ah, kaasoo dhacay 17-kii bishii Febraayo ee sanadkan, gudaha xerada dhista ee degmada Deyniile.<\/p>\n<p data-start=\"742\" data-end=\"924\">Kadib baaris dheer oo uu sameeyay Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida, ayaa kiiska la horgeeyay maxkamadda, iyadoo oggolaanshaha qaadista dacwadda la siiyay 13-kii bishan.<\/p>\n<p data-start=\"926\" data-end=\"1127\">Garsoorka Maxkamadda Ciidamada oo fursad ku filan siiyay labada dhinac ee dacwadda, ayaa ugu dambeyn go\u2019aamiyay in Dable Xoogga Cabdiqaadir Xaaji Yuusuf lagu xukumo dil toogasho ah, qisaasta Marxuumka.<\/p>\n<p data-start=\"1129\" data-end=\"1293\">Xukunka ayaa lagu dhawaaqay maanta, sida uu warbaahinta u sheegay Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, G\/Sare Xasan Cali Nuur Shuute.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco, 28 May 2025 {CBB}Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku riday Dable Xoogga Cabdiqaadir Xaaji Yuusuf, kadib markii lagu helay dambiga dilka Ex-Dable Xoogga Ismaaciil Xasan Ibraahim Macawiisleey, oo saaxiibkiis ahaa kuna wada tirsanaayeen Ururka 222-aad, Guutada 22-aad ee Boliiska Milatari. Qoraal rasmi ah oo kasoo baxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4364,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4363","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4363","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4363"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4363\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4365,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4363\/revisions\/4365"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4364"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4363"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4363"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4363"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}