{"id":4430,"date":"2025-05-30T06:57:51","date_gmt":"2025-05-30T06:57:51","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4430"},"modified":"2025-05-31T06:59:46","modified_gmt":"2025-05-31T06:59:46","slug":"tahriibayaal-soomaaliyeed-oo-laga-bad-baadiyay-bada-u-dhaxeeyso-dalalka-spain-iyo-al-jeeriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4430","title":{"rendered":"Tahriibayaal Soomaaliyeed oo laga bad baadiyay bada u dhaxeeyso Dalalka Spain iyo Al jeeriya."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimoco 30 May 2025{CBB}\u00a0 <\/strong>Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay badbaadisay doonni sidday muhaajiriin Soomaaliyeed oo laba maalin ka hor ka baxday Wadanka Al-geria.<\/p>\n<p>Dadka la badbaadiyay ayaa isugu jirta; 19 rag ah, 3 dumar ah &amp; Ilmo yar oo hal bil dhalan sida ay xaqiijisay Dowladda Spain.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Talaabadan lagu bad baadiyay muhaajiriinta Soomaaliyeed ayaa ku soo beegmeyso xili shalay ay bada u dhaxeyso wadamada Al jeeriya iyo Spain ay ku geeriyoodeen dhainyaro Soomaaliyeed oo tahriibayaal ahaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimoco 30 May 2025{CBB}\u00a0 Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay badbaadisay doonni sidday muhaajiriin Soomaaliyeed oo laba maalin ka hor ka baxday Wadanka Al-geria. Dadka la badbaadiyay ayaa isugu jirta; 19 rag ah, 3 dumar ah &amp; Ilmo yar oo hal bil dhalan sida ay xaqiijisay Dowladda Spain. &nbsp; Talaabadan lagu bad baadiyay muhaajiriinta Soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4431,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4430","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4430","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4430"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4430\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4432,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4430\/revisions\/4432"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4431"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4430"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4430"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4430"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}