{"id":4486,"date":"2025-06-01T08:38:11","date_gmt":"2025-06-01T08:38:11","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4486"},"modified":"2025-06-01T08:42:27","modified_gmt":"2025-06-01T08:42:27","slug":"golaha-wasiirada-soomaaliya-oo-markale-mahad-salaad-u-magacaabay-taliyaha-nisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4486","title":{"rendered":"Golaha Wasiirada Soomaaliya oo markale Mahad Salaad u magacaabay Taliyaha NISA"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad, 01, June 2025{CBB}<\/strong>Golaha Wasiirrada Xukuumadda \u00a0Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay shir deg deg ah ,ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee Agaasimaha Hey\u2019adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka in uu noqdo Mudane Mahad Maxamed Salaad.<\/p>\n<p>Agaasimaha Hey\u2019adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad, ayaa aqoon iyo khibrad u leh howlaha Sirdoonka iyo nabad-sugidda Qaranka, isaga oo hore u soo qabtay xilal kala duwan oo ay kamid yihiin, Wasiir, Xildhibaan, iyo Agaasimaha Hey\u2019adda NISA.<\/p>\n<p>Golaha ayaa uga mahadceliyey Agaasimihii hore ee hey\u2019adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali muddadii uu xilka hayey shaqadii uu Qaranka u soo qabtay.<\/p>\n<p>Mahad Salaad ayaa xilkan horay u soo qabtay sanadkii 2022, wuxuuna mar kale xilkan kusoo laabanayaa isagoo beddelaya Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo xilka laga qaaday.<\/p>\n<p>Waa siyaasi ruug-caddaa ah oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladda federaalka, Waxaa uu ka mid yahay xubnaha saameynta ku leh Villa Somalia.<\/p>\n<p>Wuxuu horey u ahaa Xildhibaan iyo Agaasimihii hore ee NISA xilligii Madaxweynaha uu xilka markale qabtay 2022.<\/p>\n<p>Magacaabistan ayaa imaneysa xilli dalka uu wajahayay xaalado amni, siyaasadeed iyo isjiid-jiidyo dhinaca maamulka ah.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4487\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/494775613_1061556722740140_5100227462555973055_n-696x682-1-300x294.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"294\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/494775613_1061556722740140_5100227462555973055_n-696x682-1-300x294.jpg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/494775613_1061556722740140_5100227462555973055_n-696x682-1-429x420.jpg 429w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/494775613_1061556722740140_5100227462555973055_n-696x682-1-640x627.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/494775613_1061556722740140_5100227462555973055_n-696x682-1-681x667.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/494775613_1061556722740140_5100227462555973055_n-696x682-1.jpg 696w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad, 01, June 2025{CBB}Golaha Wasiirrada Xukuumadda \u00a0Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay shir deg deg ah ,ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee Agaasimaha Hey\u2019adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka in uu noqdo Mudane Mahad Maxamed Salaad. Agaasimaha Hey\u2019adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad, ayaa aqoon iyo khibrad u leh howlaha Sirdoonka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4490,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4486","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4486","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4486"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4486\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4491,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4486\/revisions\/4491"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4490"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4486"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4486"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4486"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}