{"id":449,"date":"2024-07-10T08:06:27","date_gmt":"2024-07-10T08:06:27","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=449"},"modified":"2024-07-10T08:06:27","modified_gmt":"2024-07-10T08:06:27","slug":"wafdigii-ku-baxay-xal-u-helista-dagaal-beeleedka-luuq-oo-kulamo-ka-billaabay-degmadaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=449","title":{"rendered":"Wafdigii ku baxay xal u helista Dagaal-beeleedka Luuq oo kulamo ka billaabay Degmadaas"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 10 july 2024 {CBB}<\/strong>Wafdiga uu hoggaaminayo Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ee Degmada Luuq ee Gobolka Gedo u tagay xal u helista dagaal-beeleedka ka dhacay Degmadaas ayaa billaabay kulamo gaar-gaar ah.<\/p>\n<p>Ergadaan isugu jirta heer Federaal iyo Heer Dowlad-Goboleed ayaa ugu horreyn Odoyaasha Dhaqanka Beelaha Dagaalamaya oo si hordhac ah isku arkeen ay kawada hadleen sida loo gaari karo xal-waara oo dib usoo celin kara Nabadda &amp; is dhexgalka labada Beel.<\/p>\n<p>Maanta ayaa lagu wadaa in kulan weyne ay isugu tagaan meel kamid ah Degmada Luuq ee Gobolka Gedo si ay u saldhigaan xabbad-joojin ka dhaqan-gasha Degmadaas si kaddib looga wada-hadlo dhibaatada ka dhalatay dirirta dhex-martay labada Dhinac.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa dhankiisa waxa uu Odoyaasha u ballanqaaday in gacan adag lagu qaban doonno maleeshiyaadka dagaalamay si aanay markale u dagaalamin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 10 july 2024 {CBB}Wafdiga uu hoggaaminayo Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ee Degmada Luuq ee Gobolka Gedo u tagay xal u helista dagaal-beeleedka ka dhacay Degmadaas ayaa billaabay kulamo gaar-gaar ah. Ergadaan isugu jirta heer Federaal iyo Heer Dowlad-Goboleed ayaa ugu horreyn Odoyaasha Dhaqanka Beelaha Dagaalamaya oo si hordhac [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":450,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-449","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/449","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=449"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/449\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":451,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/449\/revisions\/451"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/450"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=449"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=449"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=449"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}