{"id":4526,"date":"2025-06-03T07:47:44","date_gmt":"2025-06-03T07:47:44","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4526"},"modified":"2025-06-03T07:47:44","modified_gmt":"2025-06-03T07:47:44","slug":"afka-soomaaliga-oo-sanadkan-lagu-soo-daray-luuqadaha-lagu-turjumayo-khudbadaha-xajka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4526","title":{"rendered":"Afka Soomaaliga oo sanadkan lagu soo daray Luuqadaha lagu turjumayo khudbadaha Xajka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 3, June 2025 {CBB}<\/strong>Wasiirka Awqaafka iyo Arrimaha Islaamka, Mukhtaar Roobow oo ku sugan dalka Sacuudiga ayaa shaaciyay in Luuqadda Soomaaliga kamid noqon doonto Afafka lagu turjumi doono khudbadaha muhiimka ah ee Xajka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay kulan ka dhacay magaalada Makka, kaasi oo uu la yeeshay madaxda shirkadaha Xujayda keenta Dalka Sacuudiga.<\/p>\n<p>\u201cLuuqadaha lagu tarjumayo khudbadaha ay jeedin doonaan maalmaha Xajka ma\u2019suuliyiin Sacuudiga waxaa lagu daray luuqada Soomaaliga, si ay Xujeyda Soomaaliyeed u fahmaan khudbadaha\u201d ayuu yiri Wasiir Roobow.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wasiirka ayaa tilmaamay in ay ka shaqeynayaan adeeg wanaagsan oo ay helaan boqolaalka Soomaalida ee sannadkan gudanaya waajibaadka Xajka.<\/p>\n<p>Malaayiin Muslimiin ah ayaa ku sugan dhulka Barakeysan, kuwaasi oo ay billaaban doonaan Acmaasha Xajka, waxaana khudbadaha turjimadooda lagu soo daray Luuqadaha ay kamid tahay mida Soomaaliga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 3, June 2025 {CBB}Wasiirka Awqaafka iyo Arrimaha Islaamka, Mukhtaar Roobow oo ku sugan dalka Sacuudiga ayaa shaaciyay in Luuqadda Soomaaliga kamid noqon doonto Afafka lagu turjumi doono khudbadaha muhiimka ah ee Xajka. Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay kulan ka dhacay magaalada Makka, kaasi oo uu la yeeshay madaxda shirkadaha Xujayda keenta Dalka Sacuudiga. \u201cLuuqadaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4527,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4526","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4526","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4526"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4526\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4528,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4526\/revisions\/4528"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4527"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4526"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4526"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4526"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}