{"id":4600,"date":"2025-06-13T07:06:02","date_gmt":"2025-06-13T07:06:02","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4600"},"modified":"2025-06-14T07:17:16","modified_gmt":"2025-06-14T07:17:16","slug":"deeq-lacageed-oo-lagu-wareejiyey-gudiga-dhismaha-garoonka-diyaaradaha-buur-hakaba","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4600","title":{"rendered":"Deeq Lacageed Oo Lagu Wareejiyey Gudiga Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Buur-hakaba."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 13, June ,2025\u00a0 {CBB} <\/strong>\u00a0Iyadoo weli uu socdo dhismaha Garoonka Diyaaradaha Degmada Buur-Hakaba kaas oo Bulshada baahi badan u qabto islamarkaana si isxilqaan ah Bulshada iyo Maamulka ku dhisanayaan iyagoo Taageera ka helaya Dowlada KG dadka wax heysta<\/p>\n<p>Odoyaasha dhaqanka Beelaha Dega Degmada Buur-Hakaba ayaa Gudiga dhismaha Garoonka Diyaaradaha ayaa Deeq Lacag ah oo gaareysa lixdan Kun Dollar ku wareejiyay oo loogu tala galay kaga qeyb qaadashada Dhismaha Garoonka oo Muhiim u ah Bulshada<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 13, June ,2025\u00a0 {CBB} \u00a0Iyadoo weli uu socdo dhismaha Garoonka Diyaaradaha Degmada Buur-Hakaba kaas oo Bulshada baahi badan u qabto islamarkaana si isxilqaan ah Bulshada iyo Maamulka ku dhisanayaan iyagoo Taageera ka helaya Dowlada KG dadka wax heysta Odoyaasha dhaqanka Beelaha Dega Degmada Buur-Hakaba ayaa Gudiga dhismaha Garoonka Diyaaradaha ayaa Deeq Lacag ah oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4601,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4600","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4600","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4600"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4600\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4602,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4600\/revisions\/4602"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4601"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4600"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4600"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4600"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}