{"id":4617,"date":"2025-06-14T08:34:02","date_gmt":"2025-06-14T08:34:02","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4617"},"modified":"2025-06-14T08:34:02","modified_gmt":"2025-06-14T08:34:02","slug":"mahad-salaad-oo-maanta-xilka-la-wareegaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4617","title":{"rendered":"Mahad Salaad oo maanta xilka la wareegaya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 14 June 2025 {CBB}<\/strong>Waxaa lagu wadaa in Taliyaha cusub ee Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, uu maanta \u00a0si rasmi ah xilka ula wareego, kaddib xil-wareejin ka dhacaysa Muqdisho.<\/p>\n<p>Xilka waxa uu kala wareegayaa Taliyihii hore ee NISA, Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), oo xilkan hayay muddo kooban , tan iyo markii dib loogu magacaabay, Sanbaloolshe ayaa horey u soo noqday taliyaha NISA sanadkii 2017.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_8_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Dhanka kale, Mahad Maxamed Salaad ayaa xilkan markiisii hore loo magacaabay bisha Agoosto 2022, wuxuuna xilka hayay muddo 2 sano ah, kahor inta aan laga bedelin bartamihii 2024. Haddana, mar kale ayaa dib loogu soo celiyay xilka, taas oo muujineysa kalsoonida lagu qabo doorkiisa ku aaddan amniga qaranka.<\/p>\n<p>Xil-wareejintan ayaa ku soo beegmeysa iyadoo ay dalka ka jiraan xaalado amni oo aad u xasaasi ah, waxaana laga filayaa in Taliyaha cusub uu wajaho caqabado iyo hawlo adag oo la xiriira dib-u-habeynta hay\u2019adda, la dagaallanka argagixisada, iyo xoojinta sirdoonka gudaha iyo dibadda.<\/p>\n<p>Waxaa la filayaa in madasha xil-wareejinta ay goob joog ka noqon doonaan mas\u2019uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Federaalka, saraakiil ciidan, iyo marti sharaf kale, iyadoo la dareemayo feejignaan amni oo sareysa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 14 June 2025 {CBB}Waxaa lagu wadaa in Taliyaha cusub ee Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, uu maanta \u00a0si rasmi ah xilka ula wareego, kaddib xil-wareejin ka dhacaysa Muqdisho. Xilka waxa uu kala wareegayaa Taliyihii hore ee NISA, Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), oo xilkan hayay muddo kooban , tan iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4618,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4617","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4617","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4617"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4617\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4619,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4617\/revisions\/4619"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4618"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4617"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4617"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4617"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}