{"id":4687,"date":"2025-06-16T08:15:24","date_gmt":"2025-06-16T08:15:24","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4687"},"modified":"2025-06-17T08:18:39","modified_gmt":"2025-06-17T08:18:39","slug":"telafishinka-iran-oo-dib-hawada-ugu-soo-laabtay-kadib-duqayntii-israaiil-ee-hawada-ka-saartay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4687","title":{"rendered":"Telafishinka Iran oo dib hawada ugu soo laabtay kadib duqayntii Israa\u2019iil ee hawada ka saartay."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 15, June 2025 {CBB}<\/strong><strong>\u00a0<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>TV-ga qaranka Iran ayaa hadda dib ugu soo laabtay baahintiisa tooska ah ka dib markii uu hawada ka baxay muddo daqiiqado ah markii ay gantaal ku dhufatay Israel.<\/p>\n<p>Warfidiyeenkooda ayaa qoraal ay ku soo daabaceen shaashada ku sheegay in dhamaan barnaamijyadooda \u201cay dib u bilaabayaan si toos ah iyadoon wax kala go\u2019 ah jirin\u201d.<\/p>\n<p>Wargeysyada kale ayaa isna sheegaya in Israa\u2019iil \u201cxadgudub arxan darro ah ay la beegsatay mid ka mid ah dhismayaasha TV-ga qaranka Iran\u201d.<\/p>\n<p>Warbaahinta ayaa sheegtay in Israa\u2019iil ay isku dayday in ay \u201caamusiso codka runta ah\u201d iyada oo weerar ku ekeysay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 15, June 2025 {CBB}\u00a0\u00a0TV-ga qaranka Iran ayaa hadda dib ugu soo laabtay baahintiisa tooska ah ka dib markii uu hawada ka baxay muddo daqiiqado ah markii ay gantaal ku dhufatay Israel. Warfidiyeenkooda ayaa qoraal ay ku soo daabaceen shaashada ku sheegay in dhamaan barnaamijyadooda \u201cay dib u bilaabayaan si toos ah iyadoon wax kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4688,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-4687","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4687","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4687"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4687\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4689,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4687\/revisions\/4689"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4688"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4687"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4687"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4687"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}