{"id":4709,"date":"2025-06-17T12:24:24","date_gmt":"2025-06-17T12:24:24","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4709"},"modified":"2025-06-17T12:24:24","modified_gmt":"2025-06-17T12:24:24","slug":"madaxweyne-erdogan-oo-soo-saaray-digniin-ku-socota-israaiil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4709","title":{"rendered":"Madaxweyne Erdogan oo soo saaray digniin ku socota \u2018Israa\u2019iil."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 17, June 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in bariga dhexe aysan u dulqaadan karin dagaal kale, isagoo ku eedeeyay Israa\u2019iil inay khatar ku tahay ammaanka gobolka.<\/p>\n<p>Isagoo khadka taleefoonka kula xiriiray dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin, Erdogan ayaa sheegay in \u201crabshadaha joogtada ah ee ka bilowday weeraradii Israa\u2019iil ee Iran ay amniga gobolka oo dhan halis galiyeen\u201d.<\/p>\n<p>Hadal ka soo baxay madaxtooyada Turkiga ayuu ku sheegay in habdhaqanka sharci darrada ah ee xukuumadda Netanyahu uu khatar cad ku yahay nidaamka caalamiga ah, isagoo carrabka ku adkeeyay in gobolka \u201cuusan u dulqaadan karin dagaal cusub.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 17, June 2025 {CBB}Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in bariga dhexe aysan u dulqaadan karin dagaal kale, isagoo ku eedeeyay Israa\u2019iil inay khatar ku tahay ammaanka gobolka. Isagoo khadka taleefoonka kula xiriiray dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin, Erdogan ayaa sheegay in \u201crabshadaha joogtada ah ee ka bilowday weeraradii Israa\u2019iil ee Iran ay amniga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4685,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-4709","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4709","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4709"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4709\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4711,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4709\/revisions\/4711"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4685"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4709"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4709"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4709"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}