{"id":4739,"date":"2025-06-18T11:52:58","date_gmt":"2025-06-18T11:52:58","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4739"},"modified":"2025-06-18T11:52:58","modified_gmt":"2025-06-18T11:52:58","slug":"horumaro-ganacsi-oo-ka-socda-deegaanka-awdiinle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4739","title":{"rendered":"Horumaro Ganacsi Oo ka Socda Deegaanka Awdiinle"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 18, June 2025 {CBB}-<\/strong>\u00a0Deegaanka Awdiinle ee Gobolka Gaay oo ku dhowaad 30KM u Jira Degmada Baydhabo ayaa waxaa ka jira isbedelo Hormarineed oo ay Sameynayaan Bulshada Deegaanka oo kaa shanaya Maamulkooda, Waxaana Deegaanka laga hirgeliyey dhismiyaal kala duwan oo aan horey Uga jirin iyo xaruumo Ganacasi oo laga wada heli kara guud ahaan Adeegyada ay u baahan yihin dadka<\/p>\n<p>Xaruumaha Ganacasiga ee ku soo Kordhay Deegaanka ayaa waxaa iska Leh dhalinyaro ku dhashey Deegaanka, balse in mudo ah ku soo Ganacasadayay Magaalooyinka Dowlad Gobolledyada dalka<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 18, June 2025 {CBB}-\u00a0Deegaanka Awdiinle ee Gobolka Gaay oo ku dhowaad 30KM u Jira Degmada Baydhabo ayaa waxaa ka jira isbedelo Hormarineed oo ay Sameynayaan Bulshada Deegaanka oo kaa shanaya Maamulkooda, Waxaana Deegaanka laga hirgeliyey dhismiyaal kala duwan oo aan horey Uga jirin iyo xaruumo Ganacasi oo laga wada heli kara guud ahaan Adeegyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4740,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4739","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4739","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4739"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4739\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4741,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4739\/revisions\/4741"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4740"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4739"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4739"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4739"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}