{"id":4755,"date":"2025-06-19T09:47:14","date_gmt":"2025-06-19T09:47:14","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4755"},"modified":"2025-06-19T09:47:14","modified_gmt":"2025-06-19T09:47:14","slug":"kulanka-isku-xirka-heyadaha-samafalka-oo-lagu-qabtey-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4755","title":{"rendered":"Kulanka isku Xirka Hey\u2019adaha Samafalka Oo lagu qabtey Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis , 19 Juun\u00a0 2025 {CBB}<\/strong>Kulankan isku xirka Hay\u2019adaha samafalka iyo Wasaaradda Arrimaha Gargaarka ee Koonfur Galbeed, ee lagu qabtay Magaalada Baydhabo ayaa waxaa oo looga hadlayay sida ay u socdaan Howlaha samafalka ee Deegaanada Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa Warbixiino looga dhageystay Hay\u2019adaha ka shaqeeya Arimaha samafalka ee Deegaanada Koonfur Galbeed, iyadoo si gaar ah kulanka diiradda loogu saaray Cunta iyo Biyaha Nadiifka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis , 19 Juun\u00a0 2025 {CBB}Kulankan isku xirka Hay\u2019adaha samafalka iyo Wasaaradda Arrimaha Gargaarka ee Koonfur Galbeed, ee lagu qabtay Magaalada Baydhabo ayaa waxaa oo looga hadlayay sida ay u socdaan Howlaha samafalka ee Deegaanada Koonfur Galbeed. Kulanka ayaa waxaa Warbixiino looga dhageystay Hay\u2019adaha ka shaqeeya Arimaha samafalka ee Deegaanada Koonfur Galbeed, iyadoo si gaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4756,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4755","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4755","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4755"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4755\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4757,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4755\/revisions\/4757"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4756"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4755"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4755"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4755"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}