{"id":4759,"date":"2025-06-20T07:27:50","date_gmt":"2025-06-20T07:27:50","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4759"},"modified":"2025-06-20T07:27:50","modified_gmt":"2025-06-20T07:27:50","slug":"madaxweyne-trump-oo-shaaciyey-xilliga-uu-ku-dhowaaqayo-goaanka-weerarka-iran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4759","title":{"rendered":"Madaxweyne Trump oo shaaciyey xilliga uu ku dhowaaqayo go\u2019aanka weerarka IRAN"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco , 20 June 2025 {CBB} \u2013<\/strong>\u00a0Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Khamiistii sheegay inuu labo toddobaad gudahood ku go\u2019aansan doono in Mareykanku weerar ku qaado Iran, isagoo xusay in ay jirto \u201cfursad dhab ah\u201d oo wadahadal la xiriira Iran ah \u2014 xilli Israel iyo Iran ay maalintii toddobaad isku hayaan dagaal si toos ah u socda.<\/p>\n<p>Afhayeenka Aqalka Cad Karoline Leavitt ayaa akhrisay farriin uu Trump soo diray oo ay warbaahinta u jeedisay, taasoo lagu sheegay in \u201chadal hayn badan ay socotay\u201d oo ku saabsan in Mareykanka si toos ah dagaalka uga qeyb qaadan doono iyo in kale.<\/p>\n<p>\u201cMarka la eego in ay jirto fursad dhab ah oo wadahadal lala yeesho Iran \u2014 taas oo dhici karta ama dhici karin dhowaan \u2014 waxaan go\u2019aankayga ku qaadan doonaa labada toddobaad ee soo socda haddii aan tallaabo qaadayo iyo haddii kale,\u201d ayuu Trump ku yiri bayaan qoraal ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco , 20 June 2025 {CBB} \u2013\u00a0Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Khamiistii sheegay inuu labo toddobaad gudahood ku go\u2019aansan doono in Mareykanku weerar ku qaado Iran, isagoo xusay in ay jirto \u201cfursad dhab ah\u201d oo wadahadal la xiriira Iran ah \u2014 xilli Israel iyo Iran ay maalintii toddobaad isku hayaan dagaal si toos ah u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4724,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-4759","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4759","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4759"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4759\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4760,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4759\/revisions\/4760"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4724"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4759"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4759"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4759"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}