{"id":488,"date":"2024-07-16T08:11:25","date_gmt":"2024-07-16T08:11:25","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=488"},"modified":"2024-07-16T08:11:25","modified_gmt":"2024-07-16T08:11:25","slug":"laamaha-amniga-degmada-walanweyn-oo-gacanta-ku-dhigay-maxaabiis-ka-tirsanaa-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=488","title":{"rendered":"Laamaha amniga degmada Walanweyn oo gacanta ku dhigay maxaabiis ka tirsanaa Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 16 July 2024 {CBB}<\/strong><strong>&#8211;<\/strong>Laamaha amniga Degmada Wanlaweyn ayaa maanta soo badbaadiyey Maxbuus Kooxda Al-shabaab horey uga afduubteen Degmada Wanlaweyn gobolka shabeelaha hoose.<\/p>\n<p>Howlgalkan oo ka dhacay Deegaanka Haakow ayaa lagusoo badbaadiyey Gaari iyo dhowr qof oo kooxda Al-shabaab ay heysteen.<\/p>\n<p>Sidoo kale qaar kamid ah kooxda aftuubka geysatay iyo hubkooda ayaa gacanta lagu dhigay.<\/p>\n<p>Howlgalkan waxaa hogaaminaayey taliyaha booliska degmada Cabdalla Isxaaq waxaana ka qayb ka ahaan Militiriga iyo Daraawishta Degmada Wanlaweyn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 16 July 2024 {CBB}&#8211;Laamaha amniga Degmada Wanlaweyn ayaa maanta soo badbaadiyey Maxbuus Kooxda Al-shabaab horey uga afduubteen Degmada Wanlaweyn gobolka shabeelaha hoose. Howlgalkan oo ka dhacay Deegaanka Haakow ayaa lagusoo badbaadiyey Gaari iyo dhowr qof oo kooxda Al-shabaab ay heysteen. Sidoo kale qaar kamid ah kooxda aftuubka geysatay iyo hubkooda ayaa gacanta lagu dhigay. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":489,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-488","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/488","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=488"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/488\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":490,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/488\/revisions\/490"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/489"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=488"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=488"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=488"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}