{"id":4880,"date":"2025-06-23T16:08:39","date_gmt":"2025-06-23T16:08:39","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4880"},"modified":"2025-06-23T16:09:04","modified_gmt":"2025-06-23T16:09:04","slug":"kusimaha-madaxweynaha-ahna-guddoomiyaha-golaha-wakiillada-kgs-ayaa-hambalyo-ciidanka-koonfurgaleed-oo-guulweyn-ka-gaareen-daagaalkii-saaka-ka-dhacay-duleedka-baaydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4880","title":{"rendered":"Kusimaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada KGS ayaa hambalyo Ciidanka Koonfurgaleed oo guulweyn ka gaareen daagaalkii Saaka ka Dhacay Duleedka Baaydhabo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 23, June 2025 {CBB<\/strong>Kusimaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed, Dr. Cali Saciid Faqi, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray geesiyaasha Ciidanka Koonfur Galbeed iyo Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo guul weyn ka gaaray dagaal ay fashiliyeen dhagarta iyo weeraradii ay maleegeen kooxaha AS.<\/p>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Dr. Faqi ayaa sidoo kale tacsi u diray ehelada iyo qoysaska askartii shahiiday, isaga oo Alle uga baryay naxariistiisa janno, wuxuuna caafimaad degdeg ah u rajeeyey dhammaan dhaawacyadii ka soo gaaray dagaalkaasi.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Ugu dambeyn, Kusimaha Madaxweynaha ayaa shacabka Koonfur Galbeed ugu baaqay in ay garab istaagaan ciidamadooda, isla markaana ay si buuxda ula shaqeeyaan ciidamada amniga ee habeen iyo maalin u taagan difaaca dalka iyo sugidda nabadgelyada, si looga adkaado cadowga nabadda diidan.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 23, June 2025 {CBBKusimaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed, Dr. Cali Saciid Faqi, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray geesiyaasha Ciidanka Koonfur Galbeed iyo Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo guul weyn ka gaaray dagaal ay fashiliyeen dhagarta iyo weeraradii ay maleegeen kooxaha AS. Dr. Faqi ayaa sidoo kale tacsi u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4883,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4880","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4880","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4880"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4880\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4882,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4880\/revisions\/4882"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4883"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4880"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4880"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4880"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}