{"id":4884,"date":"2025-06-24T08:27:16","date_gmt":"2025-06-24T08:27:16","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4884"},"modified":"2025-06-25T08:27:38","modified_gmt":"2025-06-25T08:27:38","slug":"madaxweyne-trump-xabbad-joojintu-waa-ay-hirgashay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4884","title":{"rendered":"Madaxweyne Trump \u201cXabbad joojintu waa ay hirgashay\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 24 June 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa bartiisa X ku soo qoray \u201cXabbad joojintu waa ay hirgashay, Fadlan ha ku xad-gudbin\u201d<\/p>\n<p>dhinaca kalle Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday in dhankeeda ay ka hirgashay Xabad joojintii, wasiirka arrimaha dibada Abbaas Caraaji ayaa sidaas sheegay.<\/p>\n<p>Daqiiqadihii u dambeeyey ay Tehran weerartay, goobo kale duwan oo kuyaala gudaha magaalooyinka ISR|L waxaana ku dhintay in ka badan 12 qof, sida ay sheegayso warbaahinta gudaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 24 June 2025 {CBB}\u00a0Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa bartiisa X ku soo qoray \u201cXabbad joojintu waa ay hirgashay, Fadlan ha ku xad-gudbin\u201d dhinaca kalle Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday in dhankeeda ay ka hirgashay Xabad joojintii, wasiirka arrimaha dibada Abbaas Caraaji ayaa sidaas sheegay. Daqiiqadihii u dambeeyey ay Tehran weerartay, goobo kale duwan oo kuyaala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4885,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-4884","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4884","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4884"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4884\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4886,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4884\/revisions\/4886"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4885"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4884"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4884"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4884"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}