{"id":4890,"date":"2025-06-24T08:29:47","date_gmt":"2025-06-24T08:29:47","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4890"},"modified":"2025-06-25T08:31:20","modified_gmt":"2025-06-25T08:31:20","slug":"israaiil-oo-iran-ku-eedaysay-inay-jabisay-xabbad-joojinta-wacadna-ku-martay-inay-si-adag-uga-jawaabi-doonto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4890","title":{"rendered":"Israa\u2019iil oo Iran ku eedaysay inay jabisay xabbad-joojinta, wacadna ku martay inay \u2018si adag uga jawaabi doonto\u2019"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 24 June 2025 {CBB}<\/strong>Wasiirka difaaca Israa\u2019iil, Israel Katz, ayaa hadda soo saaray bayaan, isagoo sheegay in uu amar ku siiyay ciidamada difaaca Israa\u2019iil \u201cinay si adag uga jawaabaan jebinta Iran ee xabbad joojinta iyagoo duqeymo xooggan la beegsaday bartilmaameedyada taliska ee bartamaha Tehran\u201d.<\/p>\n<p>Waxaan isha ku heynaa waxa ka soo kordha arrintan, halkan ayaadna kala socon doontaan.<\/p>\n<p>Hadii aan idiin xasuusinno, Iiraan waxay sheegtay in ay weerarrada joojinayso haddii ay Israa\u2019iil joojiso.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan Syed Abbas Araghchi wuxuu ku qoray bartiisa X in haddii ay wakhtigan Israa\u2019iil joojiso \u201cduullaankeeda sharci darrada ah\u201d aysan Iiraan doonayn \u201cin aan sii wadno jawaabaheenna xilligaas ka dib\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 24 June 2025 {CBB}Wasiirka difaaca Israa\u2019iil, Israel Katz, ayaa hadda soo saaray bayaan, isagoo sheegay in uu amar ku siiyay ciidamada difaaca Israa\u2019iil \u201cinay si adag uga jawaabaan jebinta Iran ee xabbad joojinta iyagoo duqeymo xooggan la beegsaday bartilmaameedyada taliska ee bartamaha Tehran\u201d. Waxaan isha ku heynaa waxa ka soo kordha arrintan, halkan ayaadna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4891,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-4890","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4890","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4890"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4890\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4892,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4890\/revisions\/4892"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4891"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4890"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4890"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4890"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}