{"id":4893,"date":"2025-06-25T08:33:11","date_gmt":"2025-06-25T08:33:11","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4893"},"modified":"2025-06-25T08:33:11","modified_gmt":"2025-06-25T08:33:11","slug":"maxay-yahiin-diyaaradaha-iyo-hubka-dowlada-turkiga-keentay-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4893","title":{"rendered":"maxay yahiin Diyaaradaha iyo hubka Dowlada Turkiga keentay Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 25 June 2025 {CBB}<\/strong>Dowladda Turkiga ayaa markale dalka keentay diyaarado dagaal iyo qalab militari, kuwaas oo loogu talagalay xoojinta awoodda Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Qalabkan oo ay kamid yihiin Diyaaradaha qumaatiga u kaca ah iyo kolonyo gaadiid gaashaaman, ayaa si rasmi ah uga soo degay garoonka Aadan Cadde.<\/p>\n<p>Gaadiidka iyo saanadda kale ee la socotay waxay ka mid yihiin kuwa ugu sarreeya ee ay farsameeyaan shirkadaha militari ee Turkiga, waxaana loogu talagalay in ay sare u qaadaan awoodda Ciidanka Xoogga ee xaqiijinta Amniga iyo dagaalka AS.<\/p>\n<p>Soomaaliya iyo Turkiga ayaa hore ugu heshiiyay in ay sare u qaadan Iskaashiga dhinaca Amniga, si loo dardar galiyo howlgallada ka socda dalka.<\/p>\n<p>Dhawaan ayay aheyd markii Turkiga dalka keenay saanad kale oo ciidan, kuwaasi oo ay siday diyaaradda Xamuulka qaada Qadar Airlines.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 25 June 2025 {CBB}Dowladda Turkiga ayaa markale dalka keentay diyaarado dagaal iyo qalab militari, kuwaas oo loogu talagalay xoojinta awoodda Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Qalabkan oo ay kamid yihiin Diyaaradaha qumaatiga u kaca ah iyo kolonyo gaadiid gaashaaman, ayaa si rasmi ah uga soo degay garoonka Aadan Cadde. Gaadiidka iyo saanadda kale ee la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4894,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-4893","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4893","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4893"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4893\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4895,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4893\/revisions\/4895"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4894"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4893"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4893"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4893"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}