{"id":4903,"date":"2025-06-25T12:06:46","date_gmt":"2025-06-25T12:06:46","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4903"},"modified":"2025-06-26T12:08:37","modified_gmt":"2025-06-26T12:08:37","slug":"warsaxaafadeedmw-xasan-sheekh-oo-aqbalay-in-lagala-hadlo-doorashooyinka-iyo-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4903","title":{"rendered":"\u201cWarsaxaafadeed\u201dMW Xasan Sheekh oo aqbalay in lagala hadlo doorashooyinka iyo Dastuurka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 25 June 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan ku yeeshay Madaxtooyada Qaranka isaga oo la shiray Golaha Samatabixinta Soomaaliyeed, kaas oo ay ku mideysan yihiin Madaxweynayaashii hore ee dalka.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa hoggaaminayay Madaxweynihii hore, Mudane Shariif Sheekh Axmed, waxaana sidoo kale goobjoog ahaa guddiga uu Madaxweynaha u xil-saaray gogosha wadatashiga.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Kulankan Labada dhinac waxay si qoto dheer uga doodeen afar ajande oo saldhig u ah mustaqbalka siyaasadeed iyo amni ee dalka:<\/p>\n<p>1. Adkeynta midnimada iyo wadajirka dalka<\/p>\n<p>2. Hagaajinta hannaanka dib-u-eegista Dastuurka<\/p>\n<p>3. Dardargelinta dagaalka lagula jiro argagixisada<\/p>\n<p>4. Dhameystirka hannaanka doorashooyin xor iyo xalaal ah oo heshiis lagu yahay<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo kale, labada dhinac waxay isla qaateen muhiimadda ay leedahay in la dardargeliyo raadinta mas\u2019uuliyiinta wali ka maqan gogosha, si loo helo midnimo buuxda iyo wadajir qaran.<\/p>\n<p>Intaas kadib, waxaa la isku raacay in wadahadallada la sii ambaqaado, iyada oo dib loogu balansan yahay in kulamada wadatashiga ay dib u bilaabmaan 3-da bisha Luuliyo 2025, xilli uu si rasmi ah u bilaabanayo usbuuca xorriyadda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4904\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/92b3d1bb-ca66-46b7-838a-9b16c7a1272e-297x420-1-212x300.jpg\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/92b3d1bb-ca66-46b7-838a-9b16c7a1272e-297x420-1-212x300.jpg 212w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/92b3d1bb-ca66-46b7-838a-9b16c7a1272e-297x420-1.jpg 297w\" sizes=\"auto, (max-width: 212px) 100vw, 212px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4905\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/511688542_1245591810940756_7556269758729306294_n-246x300.jpg\" alt=\"\" width=\"246\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/511688542_1245591810940756_7556269758729306294_n-246x300.jpg 246w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/511688542_1245591810940756_7556269758729306294_n-344x420.jpg 344w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/511688542_1245591810940756_7556269758729306294_n.jpg 524w\" sizes=\"auto, (max-width: 246px) 100vw, 246px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 25 June 2025 {CBB}Madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan ku yeeshay Madaxtooyada Qaranka isaga oo la shiray Golaha Samatabixinta Soomaaliyeed, kaas oo ay ku mideysan yihiin Madaxweynayaashii hore ee dalka. Kulanka waxaa hoggaaminayay Madaxweynihii hore, Mudane Shariif Sheekh Axmed, waxaana sidoo kale goobjoog ahaa guddiga uu Madaxweynaha u xil-saaray gogosha wadatashiga. Kulankan Labada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4906,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4903","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4903","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4903"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4903\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4907,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4903\/revisions\/4907"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4906"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4903"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4903"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4903"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}