{"id":491,"date":"2024-07-16T08:14:59","date_gmt":"2024-07-16T08:14:59","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=491"},"modified":"2024-07-16T08:14:59","modified_gmt":"2024-07-16T08:14:59","slug":"howlgalo-lagu-baacsanaayay-al-shabaab-oo-laga-sameeyay-degano-ka-tirsan-g-baay-iyo-bakool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=491","title":{"rendered":"Howlgalo lagu baacsanaayay Al-shabaab oo laga sameeyay degaNo ka tirsan g\/ Baay iyo Bakool"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 16 July 2024 {CBB}<\/strong><strong>\u2013<\/strong>LCiidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Gaar ahaan Guutada 8-aad Qeybta 60-aad ayaa Howlgal Sifeyn ah waxay kasameyeen Degaanada Dhaca Buuraleyda iyo Dhulka Hoodka ah ee Kala Qeybiya gobolada Baay Iyo Bokool waxaana Howlgalkaan uu Hogaaminayey Taliyaha Guutada 8-aad Qeybta 60-aad Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyed Dhame Ahmed Sheikh Abdi Raxmaan .<\/p>\n<p>Hool-Gal gan Gaar aha waxaa Sidoo kale lagu Bur -Buriyay Goobo Maleshiyadka khawaarijta Ay U Ahayt maktabka Diwaan Galinta Maleshiyadka iyo Degaano Qaar oo maleshiyada Ay Ku Qaadayen Lacago Baad ah<br \/>\nOo ay ka Qaadan jireen Dadka Soomaaliyed oo isticmaalayen Wadooyinka Baay Bokool iyo Gobalka Gado.<\/p>\n<p>Taliyaha Guutada 8-aad Ee Qeybta 60-aad CXDS Dhame Ahmed Sheikh Abdi Raxmaan ayaa Warbaahinta U Xaqiijiyey in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed aywali kusugan yihiin Goobaha ay Ciidamadu Bur\u2019Burin ku sameyeen .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 16 July 2024 {CBB}\u2013LCiidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Gaar ahaan Guutada 8-aad Qeybta 60-aad ayaa Howlgal Sifeyn ah waxay kasameyeen Degaanada Dhaca Buuraleyda iyo Dhulka Hoodka ah ee Kala Qeybiya gobolada Baay Iyo Bokool waxaana Howlgalkaan uu Hogaaminayey Taliyaha Guutada 8-aad Qeybta 60-aad Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyed Dhame Ahmed Sheikh Abdi Raxmaan . Hool-Gal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":492,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-491","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/491","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=491"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/491\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":493,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/491\/revisions\/493"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/492"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=491"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=491"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=491"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}