{"id":4911,"date":"2025-06-26T12:11:46","date_gmt":"2025-06-26T12:11:46","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4911"},"modified":"2025-06-26T12:11:46","modified_gmt":"2025-06-26T12:11:46","slug":"munaasabadda-26-ka-june-oo-lagu-qabtay-muqdisho-iyo-gobolada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4911","title":{"rendered":"Munaasabadda 26-ka June oo lagu qabtay Muqdisho iyo Gobolada dalka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 26 june 2025 {CBB}<\/strong>Magaalada Muqdisho iyo inta badan Gobolada dalka Soomaaliya ayaa waxaa xalay lagu qabtay munaasabado loogu dabaaldagayay 65-guuradii kasoo wareegtay markii Gobolada Waqooyi ay ka xuroobeen Gumeystihii Ingiriiska oo ku beegneyd 26-kii june ee sanadkii 1960-kii.<\/p>\n<p>Munaasabaddan oo ka dhacday xarunta gobolka Banaadir ayaa waxa kasoo qeyb-galay madaxda sare ee dalka, xildhibaanada labada aqal, saraakiil ciidan, ururrada bulshada rayidka ah, iyo qeybaha kala duwan ee shacabka.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay Munaasabadda Xuska 26-ka June ayaa khudbad ka jeediyey, waxaa uuna\u00a0 tilmaamay in dhaawacyo siyaasadeed ay soo gaareen dowladnimada Soomaaliya, kuwaas oo salka ku hayay kalitalisnimo, ku-tagrifal awoodeed iyo maamul-xumo.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu muujiyay garawsho la xiriirta wixii dhacay taariikh ahaan, isagoo adkeeyay sida ay lagama-maarmaan u tahay in mar kale la hello midnimo dhab ah.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Magaalada Hargeysa ee degaannada Soomaliland ayaa lagu qabtay munaasabadda 26-ka June, waxaana ka qeyb mas\u2019uuliyiin uu kamid yahay Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro., waxaa uuna caalamka ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliland iin la aqoonsado.<\/p>\n<p>Dhamaan Goobihii lagu qabtay munaasabadaha 26-ka June ayaa waxaa laga taagay Calanka Buluuga ah ee Soomaaliya saacadu markii ay aheyd 12: 00 Saqdhexe, marka laga reebo deegaanada Soomaaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 26 june 2025 {CBB}Magaalada Muqdisho iyo inta badan Gobolada dalka Soomaaliya ayaa waxaa xalay lagu qabtay munaasabado loogu dabaaldagayay 65-guuradii kasoo wareegtay markii Gobolada Waqooyi ay ka xuroobeen Gumeystihii Ingiriiska oo ku beegneyd 26-kii june ee sanadkii 1960-kii. Munaasabaddan oo ka dhacday xarunta gobolka Banaadir ayaa waxa kasoo qeyb-galay madaxda sare ee dalka, xildhibaanada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4912,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4911","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4911","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4911"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4911\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4913,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4911\/revisions\/4913"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4912"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4911"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4911"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4911"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}