{"id":4945,"date":"2025-06-27T14:42:10","date_gmt":"2025-06-27T14:42:10","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4945"},"modified":"2025-06-27T14:42:10","modified_gmt":"2025-06-27T14:42:10","slug":"guri-ay-ku-shirayeen-saraaakiil-al-shabaab-ka-tirsan-oo-la-duqeeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4945","title":{"rendered":"Guri ay ku shirayeen Saraaakiil Al shabaab ka tirsan oo la duqeeyey"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco, 27 June 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Dowlada Somalia ayaa shaacisay iney howlgal culus ka fulisay degmada Adan Yabaal ee gobolka Sh\/dhexe oo dhowaan ay dib u qabsadeen kooxda Al shabaab.<\/p>\n<p>Qoraal lagu baahiyey warbaahinta DF ayaa lagu sheegay in howlgalkaas lagu beegsaday guri ku yaala degmada oo ay ku shirsanaayeen saraakiil ka tirsan Al shabaab.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<p>\u201cIntii uu socday howlgalka, waxaa gurigaas ka kacay dab xooggan, iyadoo la maqlay jug culus oo laga dareemay guud ahaan degmada, taas oo muujinaysa in cadowgu sidoo kale gurigaas u ahaa keydka Qaraxyada iyo Hubka culus\u201d ayaa sidoo kale lagu yiri warka dowlada.<\/p>\n<p>Warbaahinta Dowlada ayaa intaas ku dartay iney dib ka soo sheegi doonaan khasaaraha weerarkaas ka soo gaaray Al Shabaab oo illaa hadda aan la ogeyn heerka uu gaarsiisan yahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco, 27 June 2025 {CBB}\u00a0Dowlada Somalia ayaa shaacisay iney howlgal culus ka fulisay degmada Adan Yabaal ee gobolka Sh\/dhexe oo dhowaan ay dib u qabsadeen kooxda Al shabaab. Qoraal lagu baahiyey warbaahinta DF ayaa lagu sheegay in howlgalkaas lagu beegsaday guri ku yaala degmada oo ay ku shirsanaayeen saraakiil ka tirsan Al shabaab. \u201cIntii uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4946,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4945","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4945","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4945"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4945\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4947,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4945\/revisions\/4947"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4946"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4945"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4945"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4945"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}