{"id":4951,"date":"2025-06-27T14:51:12","date_gmt":"2025-06-27T14:51:12","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4951"},"modified":"2025-06-27T14:51:12","modified_gmt":"2025-06-27T14:51:12","slug":"farmaajo-muxuu-ka-yiri-wadahadalada-u-billowday-mw-xasan-sheekh-iyo-mucaaradka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4951","title":{"rendered":"Farmaajo muxuu ka yiri wadahadalada u billowday MW Xasan Sheekh iyo Mucaaradka?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 27 june 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay Bayaankii ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya, kaddib kulankii dhexmaray qaar kamid ah madaxda mucaaradka Soomaaliya iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxa uu ku tilmaamay mid noqon kara bilow wanaagsan oo loo qaaday dhanka xal u helidda khilaafaadka siyaasadeed ee ka taagnaa arrimaha masiiriga ah ee taabanaya dastuurka dalka, siyaasad loo dhan yahay iyo hannaanka doorashada dalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan sidoo kale markale hoosta ka xariiqaynaa kuna baaqaynaa in Dastuurka KMG ah ee ummadda Soomaaliyeed ku heshiisay sanadkii 2012-kii uu yahay tiirka isku haya dalka, sidaa darteedna wadahadal kasta oo dhacaya waxaa lagama maar-maan ah in Dastuurka uu saldhig u noqdo xal u helidda arrimaha masiiriga ah.\u201d Ayuu yiri Farmaajo.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayuu sidoo kale usoo jeediyay in uu qaato kaalintiisa dastuuriga ah ee isku haynta iyo midnimada dalka, sidaa darteed waxaa uu lagama maar-maan ku tilmaamay in Madaxweynuhu qaato mas\u2019uuliyadda ka soo qeybgalka shirka ee Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubaland uuna si toos ah ugu martiqaado shirka loo balamay saddexda bisha luuliyo oo muhiim u ah in dalku yeesho jiho siyaasadeed oo loo dhan yahay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4952\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/FB_IMG_1751004270065-1172x1536-1-229x300.jpg\" alt=\"\" width=\"229\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/FB_IMG_1751004270065-1172x1536-1-229x300.jpg 229w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/FB_IMG_1751004270065-1172x1536-1-781x1024.jpg 781w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/FB_IMG_1751004270065-1172x1536-1-768x1007.jpg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/FB_IMG_1751004270065-1172x1536-1-320x420.jpg 320w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/FB_IMG_1751004270065-1172x1536-1-640x839.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/FB_IMG_1751004270065-1172x1536-1-681x893.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/FB_IMG_1751004270065-1172x1536-1.jpg 1172w\" sizes=\"auto, (max-width: 229px) 100vw, 229px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 27 june 2025 {CBB}Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay Bayaankii ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya, kaddib kulankii dhexmaray qaar kamid ah madaxda mucaaradka Soomaaliya iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxa uu ku tilmaamay mid noqon kara bilow wanaagsan oo loo qaaday dhanka xal u helidda khilaafaadka siyaasadeed ee ka taagnaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4953,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4951","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4951","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4951"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4951\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4954,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4951\/revisions\/4954"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4953"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4951"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4951"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4951"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}