{"id":4993,"date":"2025-06-29T07:36:09","date_gmt":"2025-06-29T07:36:09","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4993"},"modified":"2025-06-29T07:36:09","modified_gmt":"2025-06-29T07:36:09","slug":"sawiro-hayadda-socdaalka-soomaaliya-oo-hirgelisay-nidaamka-pisces-personal-identification-secure-comparison-and-evaluation-system","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=4993","title":{"rendered":"Sawiro;-Hay\u2019adda Socdaalka Soomaaliya oo hirgelisay nidaamka PISCES (Personal Identification Secure Comparison and Evaluation System),"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 28-June 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) ayaa si rasmi ah u hirgelisay nidaamka PISCES (Personal Identification Secure Comparison and Evaluation System), kaas oo hadda si buuxda uga hawlgala Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Hirgelinta nidaamkan ayaa la socda tababar heer sare ah oo loo qabtay saraakiil ka tirsan waaxyaha kala duwan ee hay\u2019adda, si loo xoojiyo xirfadooda la xiriirta adeegsiga nidaamka iyo sugidda amniga xuduudaha dalka.<\/p>\n<p>Munaasabadda xiritaanka tababarka iyo daahfurka nidaamka cusub oo ka dhacday magaalada Muqdisho, ayaa waxa ka soo qaybgalay mas\u2019uuliyiin sare oo ay ka mid yihiin Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), Agaasimaha Guud ee HSJ, Mudane Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow, wakiillo ka socday Dowladda Mareykanka oo uu hoggaaminayay Mr. Bob, iyo saraakiil ka socday hay\u2019adaha amniga gudaha iyo kuwa caalamiga ah sida Interpol.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Gudaha ayaa xusay in nidaamka PISCES uu sare u qaadayo awoodda dowladda ee la socodka dhaq-dhaqaaqa dadka, xakameynta tahriibka iyo dambiyada la xiriira, isla markaana uu kaalin mug leh ka qaadan doono sugidda amniga qaranka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa dhiirrigeliyay in saraakiisha tababarka dhammeystay ay si hufan uga faa\u2019iideeyaan aqoonta ay barteen.<\/p>\n<p>Dhankiisa, Agaasimaha Guud ee HSJ ayaa tilmaamay in nidaamkan uu yahay tallaabo weyn oo lagu hormarinayo maamulka socdaalka iyo adeegsiga tiknoolojiyadda casriga ah, taasoo lagu gaari karo adeegyo degdeg ah oo ammaan ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wakiilka Mareykanka, Mr. Bob, ayaa sheegay in taageerada ay siiyeen hirgelinta PISCES ay ka tarjumayso iskaashi qoto dheer oo u dhexeeya labada dal, isagoo muujiyay kalsoonida ay Dowladda Mareykanku ku qabto dadaalka Soomaaliya ee dhinaca amniga.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4994\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhuxuloow-1536x1024-1-300x200.webp\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhuxuloow-1536x1024-1-300x200.webp 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhuxuloow-1536x1024-1-1024x683.webp 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhuxuloow-1536x1024-1-768x512.webp 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhuxuloow-1536x1024-1-630x420.webp 630w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhuxuloow-1536x1024-1-537x360.webp 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhuxuloow-1536x1024-1-640x427.webp 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhuxuloow-1536x1024-1-681x454.webp 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/dhuxuloow-1536x1024-1.webp 1536w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4995\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Dhuxulow-289x300.webp\" alt=\"\" width=\"289\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Dhuxulow-289x300.webp 289w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Dhuxulow-987x1024.webp 987w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Dhuxulow-768x797.webp 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Dhuxulow-405x420.webp 405w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Dhuxulow-640x664.webp 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Dhuxulow-681x706.webp 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Dhuxulow.webp 1290w\" sizes=\"auto, (max-width: 289px) 100vw, 289px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4996\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Fartaag-278x300.webp\" alt=\"\" width=\"278\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Fartaag-278x300.webp 278w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Fartaag-949x1024.webp 949w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Fartaag-768x829.webp 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Fartaag-389x420.webp 389w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Fartaag-640x691.webp 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Fartaag-681x735.webp 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Fartaag.webp 1290w\" sizes=\"auto, (max-width: 278px) 100vw, 278px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4997\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/imagareeshin-696x464-1-300x200.webp\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/imagareeshin-696x464-1-300x200.webp 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/imagareeshin-696x464-1-630x420.webp 630w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/imagareeshin-696x464-1-537x360.webp 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/imagareeshin-696x464-1-640x427.webp 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/imagareeshin-696x464-1-681x454.webp 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/imagareeshin-696x464-1.webp 696w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4998\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/imagareeshin-Somalia-696x464-1-300x200.webp\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/imagareeshin-Somalia-696x464-1-300x200.webp 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/imagareeshin-Somalia-696x464-1-630x420.webp 630w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/imagareeshin-Somalia-696x464-1-537x360.webp 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/imagareeshin-Somalia-696x464-1-640x427.webp 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/imagareeshin-Somalia-696x464-1-681x454.webp 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/imagareeshin-Somalia-696x464-1.webp 696w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 28-June 2025 {CBB}\u00a0Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) ayaa si rasmi ah u hirgelisay nidaamka PISCES (Personal Identification Secure Comparison and Evaluation System), kaas oo hadda si buuxda uga hawlgala Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle ee Muqdisho. Hirgelinta nidaamkan ayaa la socda tababar heer sare ah oo loo qabtay saraakiil ka tirsan waaxyaha kala duwan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4994,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4993","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4993","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4993"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4993\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4999,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4993\/revisions\/4999"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4994"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4993"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4993"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4993"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}