{"id":5022,"date":"2025-06-29T08:32:49","date_gmt":"2025-06-29T08:32:49","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5022"},"modified":"2025-06-29T08:32:49","modified_gmt":"2025-06-29T08:32:49","slug":"chelsea-oo-si-layaab-leh-ugu-soo-gudubtay-wareega-sideed-dhammaadka-koobka-adduunka-ee-kooxaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5022","title":{"rendered":"Chelsea Oo Si Layaab Leh Ugu Soo Gudubtay Wareega Sideed Dhammaadka Koobka Adduunka Ee Kooxaha"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 29-June 2025 {CBB}<\/strong>Kooxda Chelsea ayaa u gudubtay wareega siddeed dhamaadka ee Koobka Adduunka ee Kooxaha kadib markii ay 4-1 ku garaacday Benfica ciyaar ka tirsan wareega 16-ka oo la ciyaaray fiidnimadii Sabtida.<\/p>\n<p>Chelsea ayaa hoggaanka ciyaarta qabatay daqiiqaddii 64-aad iyadoo Reece James uu si toos ah u dhaliyay laad xor ah. Ciyaarta ayaa hakad gashay daqiiqaddii 85-aad muddo laba saacadood ah sababo la xiriira xaalado cimilo xun.<\/p>\n<p>Markii ciyaarta dib loo bilaabay, garsooraha ayaa go\u2019aan ku gaaray rigoore uu siiyay Benfica kadib la-tashi uu la yeeshay VAR, taasoo \u00c1ngel Di Mar\u00eda uu gool ka dhigay daqiiqaddii 90+5, waxaana Benfica ay ciyaarta ka dhigtay barbaro.<\/p>\n<p>Daqiiqaddii 92-aad ee waqtiga dheeriga ah, Benfica ayaa noqotay koox 10 ciyaaryahan ah kadib markii Bragan\u00e7a laga saaray garoonka, waxaana Chelsea goolka labaad u dhaliyay Christopher Nkunku daqiiqaddii 108-aad ee qaybtii labaad ee waqtiga dheeriga ah.<\/p>\n<p>Pedro Neto ayaa goolka saddexaad u dhaliyay Chelsea daqiiqaddii 114-aad, halka Kiernan uu dhaliyay goolka afraad daqiiqaddii 117-aad.<\/p>\n<p>Chelsea waxay la ciyaari doontaa kooxda Palmeiras wareega siddeed dhamaadka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 29-June 2025 {CBB}Kooxda Chelsea ayaa u gudubtay wareega siddeed dhamaadka ee Koobka Adduunka ee Kooxaha kadib markii ay 4-1 ku garaacday Benfica ciyaar ka tirsan wareega 16-ka oo la ciyaaray fiidnimadii Sabtida. Chelsea ayaa hoggaanka ciyaarta qabatay daqiiqaddii 64-aad iyadoo Reece James uu si toos ah u dhaliyay laad xor ah. Ciyaarta ayaa hakad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5023,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[25],"tags":[],"class_list":["post-5022","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-ciyaaraha"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5022","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5022"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5022\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5024,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5022\/revisions\/5024"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5023"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5022"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5022"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5022"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}