{"id":5025,"date":"2025-06-29T08:34:10","date_gmt":"2025-06-29T08:34:10","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5025"},"modified":"2025-06-29T08:34:10","modified_gmt":"2025-06-29T08:34:10","slug":"cristiano-ronaldo-oo-markii-ugu-horreysay-ka-hadlay-hadafkiisa-horyaalka-sacuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5025","title":{"rendered":"Cristiano Ronaldo Oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Hadafkiisa Horyaalka Sacuudiga"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 29-June 2025 {CBB}<\/strong>Xiddiga kooxda Al Nassr, Cristiano Ronaldo, ayaa muujiyay jacaylka uu u qabo Boqortooyada Sacuudi Carabiya, taasoo uu sheegay inay si firfircoon uga shaqeyneyso dhammaan dhinacyada, gaar ahaan kubadda cagta.<\/p>\n<p>Wuxuu yiri:<\/p>\n<p>\u201cWaa dad dalkooda ku faani kara, Hadal kaliya ma aha ee ficil ayaa la socda. Anigu waxaan ahay reer Burtuqiis, balse idinka ayaan idinka tirsanahay.\u201d<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku daray:<\/p>\n<p>\u201cWaxaan xambaarsanahay masuuliyadda ah in isbeddel aan keeno, kaliya ma aha Al Nassr, balse guud ahaan Sacuudi Carabiya \u2013 waana taas hadafkayga.\u201d<\/p>\n<p>Cristiano ayaa sidoo kale sheegay:<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ku kordhiyay qandaraaskeyga labo xilli ciyaareed oo kale sababtoo ah waxaan rumeysanahay in aan halkan ku noqon doono horyaal.\u201d<\/p>\n<p>Wuxuu hoosta ka xariiqay:<\/p>\n<p>\u201cWaxaan doorbiday in aan u nasto si wanaagsan, inkastoo aan helay dalabyo kala duwan.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, wuxuu yiri:<\/p>\n<p>\u201cWaxaan go\u2019aansaday in aan ka qeyb galo Final-ka koobka Euro, mana aanan dhegaysan wax dalab ah kadib, sababtoo ah waxaan doortay in aan halkan sii joogo maxaa yeelay waxaan jeclahay naadigaan.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 29-June 2025 {CBB}Xiddiga kooxda Al Nassr, Cristiano Ronaldo, ayaa muujiyay jacaylka uu u qabo Boqortooyada Sacuudi Carabiya, taasoo uu sheegay inay si firfircoon uga shaqeyneyso dhammaan dhinacyada, gaar ahaan kubadda cagta. Wuxuu yiri: \u201cWaa dad dalkooda ku faani kara, Hadal kaliya ma aha ee ficil ayaa la socda. Anigu waxaan ahay reer Burtuqiis, balse [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5026,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[25],"tags":[],"class_list":["post-5025","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-ciyaaraha"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5025","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5025"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5025\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5027,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5025\/revisions\/5027"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5026"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5025"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5025"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5025"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}