{"id":5028,"date":"2025-06-29T08:39:03","date_gmt":"2025-06-29T08:39:03","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5028"},"modified":"2025-06-29T08:39:03","modified_gmt":"2025-06-29T08:39:03","slug":"jurgen-klopp-oo-si-aan-gabasho-laheyn-aflagaado-ugu-miisay-tartanka-koobka-adduunka-ee-kooxaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5028","title":{"rendered":"Jurgen Klopp Oo Si Aan Gabasho Laheyn Aflagaado Ugu Miisay Tartanka Koobka Adduunka Ee Kooxaha"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 29-June 2025 {CBB}<\/strong>Tababaraha reer Jarmal Jurgen Klopp ayaa hadallo kulul ku weeraray Koobka Adduunka ee Kooxaha oo qaab cusub loo sameeyay, isaga oo ku tilmaamay in uu yahay \u201cfikradda ugu xun ee abid lagu dhaqaaqay kubadda cagta.\u201d<\/p>\n<p>Klopp ayaa yiri:<\/p>\n<p>\u201cKoobka Adduunka ee Kooxaha waa fikradda ugu xun ee abid lagu dhaqaaqay kubadda cagta. Dad aan waligood la kulmin shaqada maalinlaha ah ayaa keena fikradahaas.\u201d<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku daray:<\/p>\n<p>\u201cXagaagii hore waxaa jiray Copa iyo Euro, xagaagan Koobka Adduunka ee Kooxaha, xagaaga dambe Koobka Adduunka! Tani waa wax lala yaabo.\u201d<\/p>\n<p>Wuxuu ku soo gabagabeeyay:<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ka baqayaa in xilli ciyaareedka dambe ay dhacaan dhaawacyo aan horay loo arag oo soo gaara ciyaartoyda, haddii aysan dhicin xilli ciyaareedka dambe, waxay dhici doonaan inta lagu jiro Koobka Adduunka ama markiiba ka dib.\u201d<\/p>\n<p>Koobka Adduunka ee Kooxaha ayaa ka socda\u00a0 Maraykanka, iyadoo ay ka qeyb galeen 32 kooxood. Tartankan ayaa imanaya kaddib xilli ciyaareed aad u dheer, taasoo saameyn ku yeelan karta caafimaadka ciyaartoyda iyo awooddooda ay ugu sii wadan karaan bandhiggooda ugu wanaagsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 29-June 2025 {CBB}Tababaraha reer Jarmal Jurgen Klopp ayaa hadallo kulul ku weeraray Koobka Adduunka ee Kooxaha oo qaab cusub loo sameeyay, isaga oo ku tilmaamay in uu yahay \u201cfikradda ugu xun ee abid lagu dhaqaaqay kubadda cagta.\u201d Klopp ayaa yiri: \u201cKoobka Adduunka ee Kooxaha waa fikradda ugu xun ee abid lagu dhaqaaqay kubadda cagta. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5029,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[25],"tags":[],"class_list":["post-5028","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-ciyaaraha"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5028","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5028"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5028\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5030,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5028\/revisions\/5030"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5029"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5028"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5028"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5028"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}