{"id":5034,"date":"2025-06-29T08:47:00","date_gmt":"2025-06-29T08:47:00","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5034"},"modified":"2025-06-29T08:47:00","modified_gmt":"2025-06-29T08:47:00","slug":"duqa-magalada-muqdisho-oo-bilaabay-inuu-dhiso-laamiga-soobe-ee-ku-burburay-roobkii-ka-daay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5034","title":{"rendered":"Duqa Magalada Muqdisho oo bilaabay inuu dhiso laamiga Soobe ee ku burburay roobkii ka da\u2019ay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 29-June 2025 {CBB}<\/strong>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa dhagax dhigay dib-u-dhiska Laamiga Zoobe oo muhiim u ah isku socodka bulshada caasimadda, isla markaana ku burburay roobabkii xoogganaa ee ka da\u2019ay Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Duqa Muqdisho ayaa ballanqaaday in dhawaan la dhisi doonno waddada shaqaalaha oo burbur xoogan uu ka jiro iyo waddooyin dhowr ah oo ku yaala Magaalada Muqdisho, asigoona adkeeyay in canshuurta laga qaado bulshada dib loogu celin doonno.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>\u201cWaxa aan ballanqaadeynaa in canshuurta laga qaado bulshada aan dib ugu celino, si aan ugu horumarino adeegyada aasaasiga ah oo ay ugu horeeyaan helidda dugsiyo waxbarasho oo lacag la\u2019aan ah, horumarinta adeegyada caafimaadka iyo dib-u-dhiska kaabayaasha dhaqaalaha\u201d ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Munaasabadda dhagax dhigga waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Guddoomiyaha Degmada Hodan, Ganacsato, Odayaasha dhaqanka, Agaasimeyaal iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 29-June 2025 {CBB}Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa dhagax dhigay dib-u-dhiska Laamiga Zoobe oo muhiim u ah isku socodka bulshada caasimadda, isla markaana ku burburay roobabkii xoogganaa ee ka da\u2019ay Magaalada Muqdisho. Duqa Muqdisho ayaa ballanqaaday in dhawaan la dhisi doonno waddada shaqaalaha oo burbur xoogan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5035,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5034","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5034","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5034"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5034\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5036,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5034\/revisions\/5036"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5035"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5034"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5034"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5034"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}