{"id":5060,"date":"2025-06-30T07:17:03","date_gmt":"2025-06-30T07:17:03","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5060"},"modified":"2025-06-30T08:07:07","modified_gmt":"2025-06-30T08:07:07","slug":"5060","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5060","title":{"rendered":"Ciidanka Booliiska oo sheegay in ay adkeynayaan Amniga inta lagu jiro Maalmaha Xurriyada"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isiin 30 June 2025 {CBB}<\/strong>Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin xaqiijinta Amniga, inta lagu guda jiro maalmaha xurriyada gaar ahaan 1 Luuliyo.<\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidamada Booliiska ayaa sheegay in ay si gaar ah u sugayaan amniga guud ee magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka si looga fogaado falal amni darro.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Saraakiisha Ciidanka ayaa bulshada ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan dadaalada lagu sugayo Amniga, wixii amni darro ahna la soo wadaagaan.<\/p>\n<p>Howlgallada Booliiska ayaa ku soo aadaya xilli ay fooda nagu soo heyso munaasabada 1 Luuliyo oo ah markii ay xurnimada qaateen gobolada Koofurta la midowga Gobolada Waqooyi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isiin 30 June 2025 {CBB}Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin xaqiijinta Amniga, inta lagu guda jiro maalmaha xurriyada gaar ahaan 1 Luuliyo. Saraakiisha Ciidamada Booliiska ayaa sheegay in ay si gaar ah u sugayaan amniga guud ee magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka si looga fogaado falal amni darro. Sidoo kale, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5061,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5060","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5060","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5060"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5060\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5063,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5060\/revisions\/5063"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5061"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5060"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5060"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5060"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}