{"id":5094,"date":"2025-07-01T10:31:25","date_gmt":"2025-07-01T10:31:25","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5094"},"modified":"2025-07-01T10:31:25","modified_gmt":"2025-07-01T10:31:25","slug":"mw-hore-farmaajo-oo-shacabka-ugu-hambalyeeyay-1-da-luulyo-ee-maalinta-xorriyadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5094","title":{"rendered":"MW hore Farmaajo oo shacabka ugu hambalyeeyay 1-da Luulyo ee maalinta xorriyadda."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado, 01 Jully 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynihii hore ee\u00a0 Soomaaliya, Mohamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda weyn ee 65-guurada kasoo wareegtay maalinta xorriyadda, midnimada iyo dowladnimada Soomaaliyeed oo ku beegan 1-da Luulyo.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu wuxuu sheegay in toddobaadka xorriyaddu uu xambaarsan yahay xusuus iyo qiime weyn, maadaama uu ka dhashay halgan dheer oo ay shacabka Soomaaliyeed u galeen sidii ay isaga dulqaadi lahaayeen heeryadii gumeystaha, ugana dhaxli lahaayeen dowladnimo sal adag oo ay iyagu leeyihiin.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Wuxuu shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay:<\/p>\n<p>Mar walba xusuustaan halgankii iyo taariikhdaas dahabiga ah,<\/p>\n<p>U duceeyaan halyeeyadii nafahooda iyo dhiiggooda u huray xorriyadda, gobannimada iyo dowladnimada aan maanta haysanno.<\/p>\n<p>\u201cHambalyo Munaasabadda 1-da Luulyo,\u201d ayuu ku soo gabagabeeyay farriintiisa, isagoo muujiyay dareen qaranimo iyo wadaninimo ku dheehan xusuusta maalinta taariikhiga ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5095\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/862c6e98-b477-48e1-b231-8d57dd6656f7-240x300.jpg\" alt=\"\" width=\"240\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/862c6e98-b477-48e1-b231-8d57dd6656f7-240x300.jpg 240w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/862c6e98-b477-48e1-b231-8d57dd6656f7-819x1024.jpg 819w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/862c6e98-b477-48e1-b231-8d57dd6656f7-768x960.jpg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/862c6e98-b477-48e1-b231-8d57dd6656f7-336x420.jpg 336w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/862c6e98-b477-48e1-b231-8d57dd6656f7-640x800.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/862c6e98-b477-48e1-b231-8d57dd6656f7-681x851.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/862c6e98-b477-48e1-b231-8d57dd6656f7.jpg 924w\" sizes=\"auto, (max-width: 240px) 100vw, 240px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado, 01 Jully 2025 {CBB}Madaxweynihii hore ee\u00a0 Soomaaliya, Mohamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda weyn ee 65-guurada kasoo wareegtay maalinta xorriyadda, midnimada iyo dowladnimada Soomaaliyeed oo ku beegan 1-da Luulyo. Madaxweynuhu wuxuu sheegay in toddobaadka xorriyaddu uu xambaarsan yahay xusuus iyo qiime weyn, maadaama uu ka dhashay halgan dheer oo ay shacabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5096,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5094","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5094","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5094"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5094\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5097,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5094\/revisions\/5097"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5096"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5094"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5094"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5094"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}