{"id":5104,"date":"2025-07-01T10:44:12","date_gmt":"2025-07-01T10:44:12","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5104"},"modified":"2025-07-01T10:44:12","modified_gmt":"2025-07-01T10:44:12","slug":"madaxweyne-xasan-shiikh-oo-salaan-ka-qaatay-cutubyo-ka-tirsan-xoogga-dalka-isaga-oo-saaray-calanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5104","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Shiikh oo salaan ka qaatay Cutubyo ka tirsan Xoogga dalka, isaga oo saaray Calanka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado, 01 Jully 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay calanka ka taagay Madaxtooyada, isagoo xusaya 65-guurada xorriyadda iyo midnimada dalka.<\/p>\n<p>Munaasabadda ayaa ka dhacday xarunta Madaxtooyada, halkaas oo Madaxweyne Xasan uu salaan ka qaatay Ciidanka Xoogga Dalka.<\/p>\n<p>1-da Luuliyo waxaa si weyn looga xusay guud ahaan dalka, iyadoo ay tahay maalin taariikhi ah oo lagu xasuusto mideyntii gobollada.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, boqolaal ruux oo isugu jira shacab iyo Ciidan ayaa isugu soo baxay wadooyinka waa wayn ee magaalada Muqdisho, si ay u soo dhaweeyaan maalintan wayn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado, 01 Jully 2025 {CBB}Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay calanka ka taagay Madaxtooyada, isagoo xusaya 65-guurada xorriyadda iyo midnimada dalka. Munaasabadda ayaa ka dhacday xarunta Madaxtooyada, halkaas oo Madaxweyne Xasan uu salaan ka qaatay Ciidanka Xoogga Dalka. 1-da Luuliyo waxaa si weyn looga xusay guud ahaan dalka, iyadoo ay tahay maalin taariikhi ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5105,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5104","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5104","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5104"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5104\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5106,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5104\/revisions\/5106"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5105"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5104"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5104"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5104"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}