{"id":5147,"date":"2025-07-03T08:49:54","date_gmt":"2025-07-03T08:49:54","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5147"},"modified":"2025-07-04T08:51:38","modified_gmt":"2025-07-04T08:51:38","slug":"madaxwaynaha-puntland-oo-dhagaxdhigay-wadada-isku-xirta-bacaadweyn-iyo-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5147","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Puntland oo dhagaxdhigay wadada isku xirta Bacaadweyn iyo Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 3 July 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowladda goboleedka Puntland Siciid Cabdulahi Dani ayaa ayaa dhagax dhigay dhismaha wadada isku xirta Bacaadweyn iyo Gaalkacyo,<\/p>\n<p>Munaasabadda dhagaxdhiga waxaa ka qeybgalay Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Dowladd goboleedka Puntland Maxamed Maxamuud Ciise, Guddoomiyaha gobolka Mudug, Guddoomiyaha Degmada Gaalkacyo, wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada.<\/p>\n<p>Wadadaan ayaa lagu dhisayaa isku tashi bulsho iyo cashuurta laga qaado shacabka sida lagu qoraal ka soo baxay Maamulka Punland.<\/p>\n<p>Bulshada gobolka mudug ayaa waqtiyadii danbe ku eedaynayay maamulka Puntland in uu hoos u dhigay mashaariicda uu ka fulinaayo gobolka Mudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 3 July 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda goboleedka Puntland Siciid Cabdulahi Dani ayaa ayaa dhagax dhigay dhismaha wadada isku xirta Bacaadweyn iyo Gaalkacyo, Munaasabadda dhagaxdhiga waxaa ka qeybgalay Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Dowladd goboleedka Puntland Maxamed Maxamuud Ciise, Guddoomiyaha gobolka Mudug, Guddoomiyaha Degmada Gaalkacyo, wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada. Wadadaan ayaa lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5148,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5147","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5147","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5147"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5147\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5149,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5147\/revisions\/5149"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5148"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5147"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5147"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5147"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}