{"id":5166,"date":"2025-07-04T09:12:12","date_gmt":"2025-07-04T09:12:12","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5166"},"modified":"2025-07-04T09:12:12","modified_gmt":"2025-07-04T09:12:12","slug":"wasaaradda-amniga-dowladda-gobaleedka-koonfur-galbeed-ayaa-maanta-si-rasmi-ah-uga-daahfuray-degmada-baraawe-kulan-wadatashi-oo-muhiim-ah-oo-diiradda-lagu-saarayay-xoojinta-booliiseynta-bulshada-iyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5166","title":{"rendered":"Wasaaradda Amniga Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed  , ayaa maanta si rasmi ah uga daahfuray degmada Baraawe kulan wadatashi oo muhiim ah oo diiradda lagu saarayay xoojinta Booliiseynta Bulshada Iyo Barmaamijka Wadajirka Boliiska2."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco, 4 July 2025 {CBB}<\/strong>Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Dowladda\u00a0 Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Mohamed Yasin, ayaa maanta si rasmi ah uga daahfuray degmada Baraawe kulan wadatashi oo muhiim ah oo diiradda lagu saarayay xoojinta Booliiseynta Bulshada Iyo Barmaamijka Wadajirka Boliiska2.<\/p>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Kulankan waxaa Agaasimaha Guud ku wehliyay Guddoomiyaha Degmada Baraawe ahna Duqa Degmada Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed iyo Ku-simaha Taliyaha Saldhigga Booliska degmada. Kamtan Cusmaan Maxamed Xasan<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Waxaa sidoo kale ka soo qayb galay Booliska, Maamulka degmada, qeybaha kala duwan ee bulshada, oo ay ka mid yihiin: Odeyaasha Dhaqanka, Culimada, Haweenka iyo Dhalinyarada degmada Baraawe.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Ujeedada kulanka ayaa ahayd in la xoojiyo wadashaqeynta ka dhaxeysa Booliska iyo bulshada si loo horumariyo amniga loona abuuro jawi isfahan iyo kalsooni ku dhisan.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Wasaaradda Amniga waxay mar walba ka go\u2019antahay kor u qaadista xiriirka Booliska iyo shacabka si wadajir loogu gaaro nabad iyo xasilooni waarta.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco, 4 July 2025 {CBB}Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Dowladda\u00a0 Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Mohamed Yasin, ayaa maanta si rasmi ah uga daahfuray degmada Baraawe kulan wadatashi oo muhiim ah oo diiradda lagu saarayay xoojinta Booliiseynta Bulshada Iyo Barmaamijka Wadajirka Boliiska2. Kulankan waxaa Agaasimaha Guud ku wehliyay Guddoomiyaha Degmada Baraawe ahna Duqa Degmada Mudane [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5167,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5166","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5166","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5166"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5166\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5168,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5166\/revisions\/5168"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5167"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5166"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5166"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5166"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}