{"id":518,"date":"2024-07-17T13:28:01","date_gmt":"2024-07-17T13:28:01","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=518"},"modified":"2024-07-17T13:28:01","modified_gmt":"2024-07-17T13:28:01","slug":"shirka-arrimaha-biniaadannimo-ee-galmudug-oo-ka-furmay-magaalada-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=518","title":{"rendered":"Shirka Arrimaha Bini\u2019aadannimo ee Galmudug oo ka furmay Magaalada Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 17 July 2024 {CBB}<\/strong><strong>\u2013<\/strong>Shirka Madasha Xiriirinta Arrimaha Bini\u2019aadannimo ee Galmudug oo ay soo Agaasintay Wasaaradda Gargaarka iyo ka hortaga Masiibooyinka Galmudug, isla markaana ah shir saxdii biloodba mar la qabto, ayaa maanta ka furmay magaalada Galkacyo<\/p>\n<p>Shirkaan oo uu shir guddoominayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka Galmudug Maxamed Cabdullaahi Cali, ayaa waxaa kasoo qeyb galay Saraakiil ka socatay Hay\u2019addaha Qaramada Midoobay,Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Gobalka Mudug iyo kan dagmada Gaalkacyo Iyo howlwadeeno ka socday Wasaaradaha kala duwan ee Galmudug.<\/p>\n<p>Shirkaan ayaa laga soo jeediyay Warbixino ku aadan Xaaladaha ka jira Galmudug iyo waxyaabihii ka qabsoomay, qodabadii looga hadlay Shirkaan kii ka horeeyay iyo caqabadaha soo kordhay ee u baahan in loo jiheeysto wax ka qabashadooda iyo qorshayaasha la doonayo in laga fuliyo Gobalka Mudug.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gargaarka Iyo Maareeynta Masiibooyinka Galmudug Maxamed Cabdullaahi Cali oo ay wax ka weydiisay Warbaahinta Qaranka, ayaa ka warbixiyay shirka iyo Ajandaha looga arinsanayo inta uu socdo.<\/p>\n<p>\u201d Ujeedka shirkaan waa inaan la eego,Wixii qabsoomay seddexdii bil ee lasoo dhaafay,iyo waxyaabaha u baahan in la qabto hadda, Waxyaabaha soo kordhay ee u baahan in laga shaqeeyo\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 17 July 2024 {CBB}\u2013Shirka Madasha Xiriirinta Arrimaha Bini\u2019aadannimo ee Galmudug oo ay soo Agaasintay Wasaaradda Gargaarka iyo ka hortaga Masiibooyinka Galmudug, isla markaana ah shir saxdii biloodba mar la qabto, ayaa maanta ka furmay magaalada Galkacyo Shirkaan oo uu shir guddoominayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka Galmudug Maxamed Cabdullaahi Cali, ayaa waxaa kasoo qeyb [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":519,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-518","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/518","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=518"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/518\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":520,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/518\/revisions\/520"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/519"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=518"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=518"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=518"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}