{"id":5205,"date":"2025-07-06T08:54:35","date_gmt":"2025-07-06T08:54:35","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5205"},"modified":"2025-07-06T08:54:35","modified_gmt":"2025-07-06T08:54:35","slug":"booliska-dhuusamareeb-oo-ganacsatada-ku-amray-in-ay-xirteen-kaamirada-cctv","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5205","title":{"rendered":"Booliska Dhuusamareeb oo ganacsatada ku amray in ay xirteen Kaamirada CCTV."},"content":{"rendered":"<p><strong>\u00a0Axad, 06 Jully 2025 {CBB}<\/strong>Taliyaha Booliska Dhuusamareeb Dhame Nuur Cilmi Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu ka hadlay amniga guud ee caasimadda Galmudug,Taliyaha ayaa shacabka ugu baaqay in ay si dhow ula shaqeeyaan ciidamada ammaanka si loo xoojiyo nabadda iyo xasilloonida<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu ganacsatada ku amray in ay goobahooda ganacsiga ku xiraan \u201cCaamiro CCTV\u201d, si loo sugo amniga Magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Waxaa sidoo kale digniin u diray askarta hubka ku dhex haysta gudaha magaalada Magaalada Dhuusamareeb, wuxuuna sheegay in arrintaasi aan la aqbali doono, islamarkaana ay talaabo ka qaadi doonaan askarigii ay ku arkaan isagoo hub ku wata bartamaha magaaladaasi.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa ka dambeeyay kadib markii maalmihii ugu dambeeyay ay magaalada Dhuusamareeb ku soo bateen falalka amni darro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Axad, 06 Jully 2025 {CBB}Taliyaha Booliska Dhuusamareeb Dhame Nuur Cilmi Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu ka hadlay amniga guud ee caasimadda Galmudug,Taliyaha ayaa shacabka ugu baaqay in ay si dhow ula shaqeeyaan ciidamada ammaanka si loo xoojiyo nabadda iyo xasilloonida Sidoo kale, wuxuu ganacsatada ku amray in ay goobahooda ganacsiga ku xiraan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5206,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5205","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5205","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5205"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5205\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5207,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5205\/revisions\/5207"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5206"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5205"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5205"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5205"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}