{"id":5237,"date":"2025-07-06T09:11:31","date_gmt":"2025-07-06T09:11:31","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5237"},"modified":"2025-07-07T09:15:25","modified_gmt":"2025-07-07T09:15:25","slug":"madaxweynaha-kg-oo-xariga-ka-jaray-dhismaha-cusub-wasaarada-caafimaadka-koonfur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5237","title":{"rendered":"Madaxweynaha KG Oo Xariga ka jaray Dhismaha cusub Wasaarada Caafimaadka Koonfur Galbeed."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad\u00a0 06 Jully 2025 {CBB}<\/strong>Munaasabaddan oo lagu daahfurayay xarunta cusub ee Wasaaradda Caafimaadka KGS waxaa ka soo qeybgalay Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Wasiirka Caafimaadka Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka DKGS , Wasiir ku xigeenka Wasaaradda, masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, xildhibaano ka tirsan labada aqal ee DFS, masuuliyiin ka tirsan labada gole ee DKGS, Agaasmiyaal guud, maamulka degmada, odayaasha dhaqanka, hay\u2019adaha bahwadaagta la ah Wasaaradda, shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka .<\/p>\n<p>Inta ay socotay munaasabada waxaa qudbado kala duwan madasha ka jeediyay masuuliyiin kala duwan iyaga oo bogaadiyay dadaalka madaxda Wasaaradda iyo Madaxweynaha DKGS ugu jiraan horumarinta adeegyada bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad\u00a0 06 Jully 2025 {CBB}Munaasabaddan oo lagu daahfurayay xarunta cusub ee Wasaaradda Caafimaadka KGS waxaa ka soo qeybgalay Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Wasiirka Caafimaadka Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka DKGS , Wasiir ku xigeenka Wasaaradda, masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, xildhibaano ka tirsan labada aqal ee DFS, masuuliyiin ka tirsan labada gole ee DKGS, Agaasmiyaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5238,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5237","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5237","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5237"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5237\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5241,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5237\/revisions\/5241"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5238"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5237"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5237"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5237"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}