{"id":5242,"date":"2025-07-07T09:18:11","date_gmt":"2025-07-07T09:18:11","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5242"},"modified":"2025-07-07T09:18:11","modified_gmt":"2025-07-07T09:18:11","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-iyo-madaxweynaha-masar-oo-maanta-kulmaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5242","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxweynaha Masar oo maanta kulmaya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 07 Jully 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, ayaa maanta lagu wadaa inuu la kulmo dhigiisa dalka Masar Cabdul Fatax Al-sisi.<\/p>\n<p>Inta uu joogo dalka Masar, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu la kulmi doonaa dhiggiisa Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Masar Mudane Cabdulfataax Al-Sisi si ay uga wada hadlaan xoojinta xiriirka laba geesoodka ah, iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha, waxbarashada iyo arrimaha gobolka.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Sidoo kale labada dhinacyada ayaa waxaa ay ka wadahadli doonaan xaalada Gobolka, gaar ahaan xiisada ku aadan webiga Nile, ee u dhexeeya dalalka Masar iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Labada masuul ayaa sidoo kale ka hadli doono ciidamada Masar.<\/p>\n<p>Madaxweynaha\u00a0 Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu ku bogaadiyey Dowladda Masar soo dhaweynta diirran iyo martigalinta qaran ee ay u sameeyeen wafdiga Jamhuuriyadda, taas oo muujinaysa xiriirka qotoda dheer ee ka dhexeeya labada shacab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 07 Jully 2025 {CBB}Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, ayaa maanta lagu wadaa inuu la kulmo dhigiisa dalka Masar Cabdul Fatax Al-sisi. Inta uu joogo dalka Masar, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu la kulmi doonaa dhiggiisa Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Masar Mudane [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5243,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5242","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5242","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5242"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5242\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5244,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5242\/revisions\/5244"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5243"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5242"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5242"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5242"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}