{"id":5259,"date":"2025-07-08T15:16:33","date_gmt":"2025-07-08T15:16:33","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5259"},"modified":"2025-07-08T15:16:33","modified_gmt":"2025-07-08T15:16:33","slug":"dfs-oo-beenisay-in-ay-ciidan-gaysay-goboladda-sool-iyo-sanaag","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5259","title":{"rendered":"DFS oo beenisay in ay ciidan gaysay goboladda Sool iyo Sanaag"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado , 08 Jully 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Wasiirka Wasaaradda Difaaca Soomaaliya, Axmed macalin Fiqi ayaa beeniyay wararka sheegaya in dowladdu ay ciidamo gaysay Goboladda Sool iyo Sanaag.<\/p>\n<p>Wasiirka oo qoraal kooban ku daabacay bartiisa Facebook ayaa sheegay in wararkaasi aysan sal iyo raad laheyn.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan caddaynaynaa in Dawlad Federaalka ah aysan ciidan geyn Gobollada Sanaag iyo Sool, sabab loo geeyana aysan muuqan. Shakhsiyaadka dawladda Federaalka ku eedaynaya arrintaasna wax caddayn ah oo ay soo bandhigeen ma jirto\u201d ayuu yiri Wasiir Fiqi<\/p>\n<p>Puntland iyo Somaliland ayaa hore u sheegay in Dowladda Federaalka ay ciidan geysay gobollada Sool iyo Sanaag maalmihii la soo dhaafay dadka deegaanka dhaqdhaqaaqyo ka wadeen.<\/p>\n<p>Magaalada Laascaanood ee caasimadda SSC Khaatumo ayaa waxaa ka socda kulamo ay yeelanayaan dadka deegaanka, kuwaasi oo looga arrinsanayo dhismaha Maamul ay ku mideysan yihiin gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado , 08 Jully 2025 {CBB}\u00a0Wasiirka Wasaaradda Difaaca Soomaaliya, Axmed macalin Fiqi ayaa beeniyay wararka sheegaya in dowladdu ay ciidamo gaysay Goboladda Sool iyo Sanaag. Wasiirka oo qoraal kooban ku daabacay bartiisa Facebook ayaa sheegay in wararkaasi aysan sal iyo raad laheyn. \u201cWaxaan caddaynaynaa in Dawlad Federaalka ah aysan ciidan geyn Gobollada Sanaag iyo Sool, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5260,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5259","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5259","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5259"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5259\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5261,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5259\/revisions\/5261"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5260"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5259"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5259"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5259"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}