{"id":5319,"date":"2025-07-13T07:53:29","date_gmt":"2025-07-13T07:53:29","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5319"},"modified":"2025-07-13T07:53:50","modified_gmt":"2025-07-13T07:53:50","slug":"galmudug-oo-sheegtay-in-ay-hayaan-xogta-dad-ku-howlan-dhaca-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5319","title":{"rendered":"Maamulka Galmudug oo sheegtay in ay hayaan xogta dad ku howlan dhaca Shacabka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 13,July ,2025 {CBB}<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>Waxaa xalay Magaalada Gaalkacyo ee dhanka Galmudug \u00a0laga sameeyey howlgal ballaaran oo lagu xoojinayo amniga, kaasi oo uu hoggaaminayey Ku-simaha Duqa Degmada Gaalkacyo ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Degmada, Eng. Maxamed Cabdi Cilmi, waxaana wehlinayey saraakiil ka tirsan laamaha amniga.<\/p>\n<p>Howlgalkaan ayaa laga sameeyey qaar kamid ah xaafadaha magaalada iyo wadooyinka halbowleyaasha u ah isu socodka shacabka, iyadoo ujeedadiisu tahay ka hortagga kooxaha dhaca moobillada iyo kana shaqeynaya Qal Qal galinta Amniga magaalada.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Eng. Maxamed Cabdi Cilmi, Guddoomiye ku-xigeenka degmada, ayaa sheegay inay hayaan xog sugan oo la xiriirta kooxaha ku hawlan dhaca shacabka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Waxa uu tilmaamay in tallaabo sharci ah laga qaadi doono cid kasta oo lagu helo falal amni-darro, isagoo xusay inay ka go\u2019an tahay sugidda Amniga iyo xasilloonida magaalada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 13,July ,2025 {CBB}\u00a0Waxaa xalay Magaalada Gaalkacyo ee dhanka Galmudug \u00a0laga sameeyey howlgal ballaaran oo lagu xoojinayo amniga, kaasi oo uu hoggaaminayey Ku-simaha Duqa Degmada Gaalkacyo ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Degmada, Eng. Maxamed Cabdi Cilmi, waxaana wehlinayey saraakiil ka tirsan laamaha amniga. Howlgalkaan ayaa laga sameeyey qaar kamid ah xaafadaha magaalada iyo wadooyinka halbowleyaasha u ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5320,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5319","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5319","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5319"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5319\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5322,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5319\/revisions\/5322"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5320"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5319"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5319"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5319"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}