{"id":532,"date":"2024-07-18T07:38:53","date_gmt":"2024-07-18T07:38:53","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=532"},"modified":"2024-07-18T07:38:53","modified_gmt":"2024-07-18T07:38:53","slug":"madaxweynaha-jubbaland-oo-maamul-cusub-u-magacaabay-degmooyinka-garbahaarey-iyo-buurdhoobo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=532","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jubbaland oo maamul cusub u magacaabay degmooyinka Garbahaarey iyo Buurdhoobo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 18 July 2024 {CBB}<\/strong><strong>\u2013<\/strong>Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Gudoomiye ku xigeennada Degmooyinka Garbahaarey iyo Buurdhuubo ee Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa Cabdi Barre Maxamed loogu magacaabay guddoomiye ku xigeenka arrimaha amniga iyo siyaasadda Garbahaarey, halka Maxamed Cabdi Cumar uu u magacaabay Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Garbaharey.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa Cumar Aadan Nuur u magacaabay guddoomiye ku xigeenka arrimaha amniga iyo siyaasadda ee degmada Buur-dhuubo.<\/p>\n<p><strong>\u00a0 Halkaan ka akhriso<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-533\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451511412_902087558629613_426065605913640254_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1398\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451511412_902087558629613_426065605913640254_n.jpg 1080w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451511412_902087558629613_426065605913640254_n-232x300.jpg 232w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451511412_902087558629613_426065605913640254_n-791x1024.jpg 791w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451511412_902087558629613_426065605913640254_n-768x994.jpg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451511412_902087558629613_426065605913640254_n-324x420.jpg 324w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451511412_902087558629613_426065605913640254_n-640x828.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451511412_902087558629613_426065605913640254_n-681x882.jpg 681w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 18 July 2024 {CBB}\u2013Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Gudoomiye ku xigeennada Degmooyinka Garbahaarey iyo Buurdhuubo ee Gobolka Gedo. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa Cabdi Barre Maxamed loogu magacaabay guddoomiye ku xigeenka arrimaha amniga iyo siyaasadda Garbahaarey, halka Maxamed Cabdi Cumar uu u magacaabay Guddoomiye ku xigeenka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":534,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-532","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/532","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=532"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/532\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":535,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/532\/revisions\/535"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/534"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=532"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=532"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=532"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}