{"id":5359,"date":"2025-07-16T07:21:44","date_gmt":"2025-07-16T07:21:44","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5359"},"modified":"2025-07-17T07:23:37","modified_gmt":"2025-07-17T07:23:37","slug":"heshiis-laga-gaaray-dhismaha-maamulka-khaatuma-iyo-maakhir-iyo-qeybsiga-ergooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5359","title":{"rendered":"Heshiis laga gaaray dhismaha maamulka Khaatuma iyo Maakhir iyo qeybsiga Ergooyinka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco, 16 Jully 2025 {CBB}<\/strong>Shirarkii siyaasadeed ee maalmahan ka socday magaalada Laascaanood ayaa maanta lagu heshiiyay, iyadoona is-afgarad balaaran\u00a0 laga gaaray dhismaha Maamul cusub oo ay si wadajir ah u yeeshaan beelaha wada dega gobollada Khaatumo iyo Maakhir.<\/p>\n<p>Maamulka cusub ayaa lagu saleeyay qaab deegaan iyo degmooyin, wuxuuna ka koobnaan doonaa magaalooyinka: Ceerigaabo, Laascaanood, Badhan, Dhahar, Laasqoray, Xuddun, Taleex iyo Buuhoodle.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Ergooyinka dhisaya maamulka cusub ayaa gaaraya 311 xubnood, waxaana beelaha u kala heleen sidan:<\/p>\n<p>Dhulbahante \u2013 138 ergo<\/p>\n<p>Mohamud Harti \u2013 135 ergo<\/p>\n<p>Fiqi Shini \u2013 19 ergo<\/p>\n<p>Suwaqroon \u2013 4 ergo<\/p>\n<p>Ahmed Harti \u2013 2 ergo<\/p>\n<p>Kaskiqabe \u2013 2 ergo<\/p>\n<p>Dir \u2013 1 ergo<\/p>\n<p>Madhibaan \u2013 2 ergo<\/p>\n<p>Geri \u2013 3 ergo<\/p>\n<p>Ugaaslabe \u2013 4 ergo<\/p>\n<p>Is-afgaradkan ayaa lagu tilmaamay mid dhabbaha u xaaraya dhismaha maamul rasmi ah oo mideeya beelaha deegaanka, isla markaana suurtagelinaya matalaad cadaalad ku dhisan, nabadgalyo iyo horumar.<\/p>\n<p>Waxaa la filayaa in maalmaha soo socda lagu dhawaaqo Guddiga Farsamada iyo dhismaha Baarlamaanka Maamulka cusub, si loo guda galo wejiga xiga ee maamulka dhismihiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco, 16 Jully 2025 {CBB}Shirarkii siyaasadeed ee maalmahan ka socday magaalada Laascaanood ayaa maanta lagu heshiiyay, iyadoona is-afgarad balaaran\u00a0 laga gaaray dhismaha Maamul cusub oo ay si wadajir ah u yeeshaan beelaha wada dega gobollada Khaatumo iyo Maakhir. Maamulka cusub ayaa lagu saleeyay qaab deegaan iyo degmooyin, wuxuuna ka koobnaan doonaa magaalooyinka: Ceerigaabo, Laascaanood, Badhan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5360,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5359","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5359","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5359"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5359\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5361,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5359\/revisions\/5361"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5360"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5359"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5359"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5359"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}