{"id":5368,"date":"2025-07-17T07:34:32","date_gmt":"2025-07-17T07:34:32","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5368"},"modified":"2025-07-17T07:34:32","modified_gmt":"2025-07-17T07:34:32","slug":"puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-aysan-aqoonsaneyn-hannaan-dhismaha-ssc-khaatumo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5368","title":{"rendered":"Puntland oo ku dhawaaqay in aysan aqoonsaneyn hannaan dhismaha SSC Khaatumo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis, 17 Jully 2025 {CBB}<\/strong>Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in ay sharci ahaan ka tirsan yihiin gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn, isla markaasna aysan aqoonsaneyn SSC Khaatumo.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa lagu sheegay in beelaha daga SSC Khaatumo ay qeyb ka ahaayeen dhismaha Puntland, kaliyana ay uga go\u2019i karaan shir wada tashi ah.<\/p>\n<p><strong>\u201cInta laga helayo sifo sharci kah oo ku timaadda wadatashi, Gobolada Sool iyo Cayn iyo Beelaha dega waxay ka tirsan yihiin Puntland\u201d<\/strong>\u00a0ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland.<\/p>\n<p>Sidoo kale, bayaan oo sii socda ayaa waxaa ay Dowladda Federaalka ku eedeeyeen faragalin.<\/p>\n<p><strong>\u201cWaxaan cambaareynayna faragalinta ay Dowladda Federaalka ku hayso amniga iyo xasiloonida Dowladda Puntland, iyada oo rabta in ay burburiso amnigeena\u201d<\/strong>\u00a0ayaa lagu yiri Bayaanka.<\/p>\n<p>Hadalka Puntland ayaa ku soo aadaya xilli kulamo wada tashi ah ay ka socdaan magaalada Laascaanood, kuwaasi oo lagu dhammeystirayo Maamulka SSC Khaatumo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis, 17 Jully 2025 {CBB}Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in ay sharci ahaan ka tirsan yihiin gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn, isla markaasna aysan aqoonsaneyn SSC Khaatumo. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa lagu sheegay in beelaha daga SSC Khaatumo ay qeyb ka ahaayeen dhismaha Puntland, kaliyana ay uga go\u2019i karaan shir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5369,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5368","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5368","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5368"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5368\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5370,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5368\/revisions\/5370"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5369"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}