{"id":5381,"date":"2025-07-18T10:22:32","date_gmt":"2025-07-18T10:22:32","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5381"},"modified":"2025-07-18T10:24:10","modified_gmt":"2025-07-18T10:24:10","slug":"madaxweyne-xasan-shiikh-oo-tagay-halka-lagu-sameeyo-diyaaradaha-turkiga-ee-bayraktar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5381","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Shiikh oo tagay halka lagu sameeyo Diyaaradaha Turkiga ee Bayraktar."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco, 18 July 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa booqasho ku tagey xarruunta Xarunta Teknolojiyadda Turkga \u00d6zdemir Bayraktar oo ah goob lagu farsameeyo diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee qeyb ka qaata dagaalka AS.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Shiikh oo uu wehliyay Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ayaa warbixino ka dhageystay madaxda iyo injineerada xarunta, kuwaas oo ka hadlay teknoolojiyadda casriga ah, gaar ahaan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drone) iyo qalabka difaaca.<\/p>\n<p>Intii uu socday kormeerka, Madaxweyne Xasan Sheekh T\u00fcrkiye ku boggaadiyay horrumarka ay ka sameeyeen warshadaha, isaga oo sheegay in Soomaaliya ay ka faa\u2019iideysan doonto khibradaha Awoodda Difaaca iyo Tiknoolajiyadda loogu dardar galiyo dagaalka AS.<\/p>\n<p>Xarunta \u00d6zdemir Bayraktar ayaa kamid ah meelaha ugu horreeya ee laga soo saaro qalabka Tiknoolajiyadda casriga ah sida Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn.<\/p>\n<p>Turkiga ayaa Diyaaradahiisa aan duuliyaha laheyn qeyb ka qaataan duqeymaha cirka ah iyo dagaalka AS.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco, 18 July 2025 {CBB}\u00a0Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa booqasho ku tagey xarruunta Xarunta Teknolojiyadda Turkga \u00d6zdemir Bayraktar oo ah goob lagu farsameeyo diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee qeyb ka qaata dagaalka AS. Madaxweyne Xasan Shiikh oo uu wehliyay Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ayaa warbixino ka dhageystay madaxda iyo injineerada xarunta, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5382,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-5381","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5381","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5381"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5381\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5384,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5381\/revisions\/5384"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5382"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5381"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5381"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5381"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}