{"id":5385,"date":"2025-07-18T10:33:49","date_gmt":"2025-07-18T10:33:49","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5385"},"modified":"2025-07-18T10:33:49","modified_gmt":"2025-07-18T10:33:49","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-garab-istaag-u-muujisay-shacabka-iyo-dowladda-suuriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5385","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo garab istaag u muujisay shacabka iyo dowladda Suuriya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco, 18 July 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si buuxda u garab taagan tahay shacabka iyo dowladda Suuriya, iyada oo ku baaqday in la ilaaliyo madaxbanaanida iyo midnimada dalkaasi.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in loo baahan yahay caqabadaha jira iyo dagaallada in lagu xalliyo wada hadal, lagana fogaado dagaal.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya waxay u aragtaa in xal kasta oo lagu wajahayo caqabadaha horyaalla dalka Suuriya uu ku saleysnaado is-ixtiraam, wadahadal, iyo ilaalinta maslaxadda shacabka Suuriya\u201d ayaa lagu yiri qoraalka Wasaaradda.<\/p>\n<p>Qoraalka oo sii socda ayaa lagu yiri \u201cSoomaaliya waxaa ay si buuxda u garab taagan tahay Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed ee walaalaha ah ee Suuriya, iyadoo taageereysa madax-bannaanida, midnimada dhuleed, iyo go\u2019aamada siyaasadeed ee qarankaa\u201d<\/p>\n<p>Hadalka Dowladda Soomaaliya ayaa ku soo aadaya xilli Israa\u2019iil ay weerar duqeymo ku qaaday xarruumaha wasaaradda difaaca iyo meel u dhow madaxtooyada, iyadoo sheegtay inay difaceyso bulshooyinka Druze ee gobolka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, dagaal u dhaxeeya kooxaha Druze iyo Bedouin ayaa ka socda gobolka Suwayda, isaga oo sababay dhimashada boqolaal, halka ay ku dhaawacmeen kumanaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco, 18 July 2025 {CBB}\u00a0Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si buuxda u garab taagan tahay shacabka iyo dowladda Suuriya, iyada oo ku baaqday in la ilaaliyo madaxbanaanida iyo midnimada dalkaasi. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in loo baahan yahay caqabadaha jira iyo dagaallada in lagu xalliyo wada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5386,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5385","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5385","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5385"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5385\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5387,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5385\/revisions\/5387"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5386"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5385"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5385"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5385"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}